Kulanka mucaaradka iyo maamul goboleedyada – ma fursad baa mise waa caqabad
Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada Jubaland iyo Puntland iyo xubno ka tirsan Madasha Samatabixinta oo ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee...
Xisaabiyihii Guud ee Qaranka oo xilka laga qaaday
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda ee ku aaddan in Mudane Maxamed...
Isbahaysiga Cusub: Jubbaland, Puntland iyo Mucaaradka oo Wadahadal Ku Yeeshay Nairobi
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa maanta ku qabsoomay shir muhiim ah oo ay isugu yimaadeen Madaxda Dowladaha...
Dumar kuloolamaya xilka ugu sareeya madaxtinimada dalka Tanzania
Markii ugu horreysay taariikhda siyaasadda xisbiyada badan ee Tanzania, haweenka u tartamaya xilka madaxweynenimo ayaa soo muuqday iyagoo...
Wasiir Roobow “Luuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha maalmaha Xajka waxaa lagu soo daray luuqada Soomaaliga”
Muqdisho – Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Muqtaar Rooboow Cali ayaa sheegay in luuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha...
Maxay yihiin Shuruudaha cusub ee Xajka ee Sacuudiga soo saaray?
Sacuudi Carabiya ayaa sanadkan shuruudo cusub ku xirtay gudashada waajibaadka xajka, iyadoo ujeedkeedu yahay in la xakameeyo soo...
Maxay tahay sababta ku kaliftay dhallinyaro tahriib tagay Aljeeriya in ay dib ugu noqdaan Soomaaliya ?
Dalka Aljeeriya waxaa uudhawaanahan ahaa meel ay soo beegsadaan oo ay soo galaan muhaajiriinta u tahriibaya dalalka Yurub...
Guddoomiyaha aqalka sare oo la kulmay guddoomiyaha golaha federaalka ee Baarlamaanka Ruushka
Moscow – Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi heer sare...
Shirweynaha Qaran ee maareynta hubka oo Muqdisho ka furmay
Muqdisho – Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta shir soconaya muddo labo cisho ah oo looga hadlayo maareynta hubka,...
Wasiir dowlaha amniga oo kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan hawlgalka QM ee UNTMIS
Muqdisho – Wasiir dowlaha Wasaaradda amniga gudaha mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa guddoomiyey kulan gaar oo ay ka...