War–Murtiyeed Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ) Doorashada 2016
Muqdisho 7-8 Diseember 2016 – Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 07-08 Deseember 2016-ka....
RW Ku-Xigeenka oo ka qeybgalay kulanka khamiislaha ah ee Ciidanka Booliska
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta ka qeybgalay kulan khamiis kasta Ciidanka...
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Yemen
Muqdisho, December 08, 2016 – Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...
Guddiga Maamulka Maaliyadda oo ku howlan hagaajinta heshiisyada Shidaalka iyo Gaaska
Muqdisho : December 8, 2016 – Guddiga maamulka maaliyadda ayaa kulankiisii billa ahaa ee 19-aad wuxuu...
Madaxweynaha oo bogaadiyey doorashooyinka Gobollada Woqooyi ee Muqdisho ka billowday.
Muqdisho, 07 December 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey Guddiyada Doorashooyinka...
Madaxweynaha oo ku ammaanay Dowlad Gobolleedka K/Galbeed dhameeystirka doorashooyinka Golaha Shacabka.
Muqdisho 06 December 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u...
Madaxweynaha oo kormeeray xero ciidan oo ku taala duleedka Kismaayo
Kismaayo, 06 December 2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay xerada...
Madaxweynaha oo la kulmay Xildhibaanada Labada Aqal ee Kismaayo lagu doortay.
Kismaayo, 06 December 2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Kismaayo...
Khiyaano Guud ha ku dhicina Xildhibaano: Doorashada Madaxweynaha cusub ka hor Xadiith-kaan akhriya, fahma oo ku dhaqma.
Nabigeena Suuban Muxamed (SCW) wuxuu yiri “qofkii loo dhiibo talada muslimiinta, dabadeedna u doorta mid looga haboonyahay masuuliyada, wuxuu khayaanay ilaahay...
Mudane Carte “Xilka la ii doortay waxaan kor ugu qaadi doonaa sharafta iyo karaamada dhamaan dadka Soomaaliyeed”
Muqdisho | QOL | December 6, 2016 – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh...