Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciid Al-adxa
Muqdisho, August 20, 2018 –Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay...
Maamulka G/Banaadir oo qalabka naafada u qeybiyey qaar ka mid ah dadka naafada ah
Muqdisho Ogoosto 20, 2018 – Maamulka Gobolka Banaadir ayaa u qeybiyey gawaarida dadka naafada ah, qaar ka mid...
MAGACAABISTA MUDANE FAHAD YAASIIN XAAJI DAAHIR!
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay. Nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi...
Ciidanka 14-Oct oo gaaray Basra
Muqdisho | QOL | August 16, 2018 – Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe,...
Madaxweyne Farmaajo oo dib u habeyn ballaaran ku sameeyay hay’adaha amniga dalka
Muqdisho | QOL | 6 August, 2018 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib u...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka
Muqdisho, Ogoosto 15, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay dhaqaaleyahannada Soomaaliyeed...
DAAWO: Raisulwasaare Khayre oo Qudbad taariikhi ah u jeediyay Shacabka Puntland munaasabadda 20 Guurada aasaaska Maamulkaas !
Garowe, August 4, 2018 – Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay ka qayb...
War-Murtiyeed-ka Shirka Garowe
Garowe, Khamiis 2-da Agoosto 2018– Shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah iyo wasiirrada dawlad gobaleedka Puntland oo uu...
Guddoomiye Eng. Yarisow oo Ganacsatada Gowraca Xoolaha kala hadlay Nadaafadda deegaanka iyo Fayodhowrka
Muqdisho, Ogosto 02, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kulan...
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo dhaweeyey mideynta howlgallada ammaanka Caasimadda
Muqdisho, Ogosto 02, 2018–Shirka todobaadlaha ah ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu soo bandhigay qorshe howleedka Gobolka ee...