Duqa Muqdisho, Wasiirka Amniga iyo Taliyeyaasha Ciidamadda Qalabka Sida oo kormeeray Stadium Muqdisho
Muqdisho Ogoosto 29, 2018 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) oo weheliyaan,...
Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galaya shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika
Muqdisho, Ogoosto 29, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u...
Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo looga hadlay Dardargelinta Amniga Caasimadda
Muqdisho, Ogoosto 29, 2018 — Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo guddoominayey Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha...
Maamulka iyo Shacabka Gobolka Banaadir oo olale nadaafadeed ka sameeyey Muqdisho Stadium
Muqdisho, Ogoosto 28, 2018 – Masuuliyiinta Maamulka iyo Shacabka ku dhaqan Gobolka Banaadir ayaa isu soo baxa ka sameeyey...
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Shir-guddoomiyay Kulanka Dardar-gelinta Qorshaha Daabacaadda Shilin Soomaaliga Cusub
Muqdisho, August 28, 2018 — Ra’iisul wasaaraha xukuummadda fereraalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-guddomiyay kulan...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo AMISOM kala wareegtay Garoonka Qaranka ee Ciyaaraha
Muqdisho, 27ka Ogosto, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Qaranka...
The heroic Hawa Abdi, one of Somalia’s first female obstetricians who saved thousands during the civil war
FACE-2-FACE | by Nduta Waweru | August 21, 2018 – he civil war in Somalia in the 1990s...
Kenya oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Alshabaab
Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay dhawaan bilaabeyso musaafurinta dadka aan sharciga lehyn ee ku nool Gudaha Magaalooyin ka...
Ethiopian contingent of AMISOM engaged in commendable mission: Sector Chief
By Amare Asrat | Addis Ababa, August 23, 2018 (FBC) –The fourth round Ethiopian contingent of AMISOM is effectively...
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Kormeeray Dekadda Muqdisho
Muqdisho, August 23, 2018 — Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer ku...