Markabkii xamuulka ahaa ee lagu afduubtay xeebaha degmada Caluula ayaa siidaayay xalay fiidkii
Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Dableydii xeebaha degmada Caluula afduubka ugu haysatay markabka xamuulka ah ayaa siidaayay...
Madaxweyne Farmaajo oo garab istaagay dowlada Turkiga
Muqdisho | Maarso 16, 2017 – Madaxweynaha JFS Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Garab istaagay Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab...
Sarkaal Itoobiyaan ah oo isku dilay Degmada Garbahaarey kadib markii fasax loo diiday
Sarkaal la sheegay inuu ka tirsan yahay ciidamada Itoobiya ee ku sugan Somaliya ayaa isku dhex dilay xero...
Xaakim mar kale is hortaagay Tarxiilka Trump
Xaakim heer federaal ah oo ka shaqeeya gobolka Hawaii, ayaa si kumeelgaar ah u joojiyay mamnuucidda uu madaxweyne...
Ra’iisal Wasaare Khayre oo la kulmay Shaqaalaha Xafiiskiisa iyo Sawiro
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay Shaqaalaha Xafiiska...
Turkiga oo Xarun lagu tababarayo Ciidanka Xooga dalka ka dhistay Jaziira iyo Sawiro
Dowlada Turkiga ayaa deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho ka wada dhismaha xarun casri ah oo loogu tala...
Dagaal xoogan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaysa
Waxaa xalay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab uu ka dhacay xaafada...
Olalaha lacag aruurinta Abaaraha ka taagan bariga afrika ee UK
Hay’adaha gargaarka ee saldhiggoodu yahay wadanka Ingiriiska ayaa maanta oo Arbaca waxay qabanayaan codsi wada jir ah mucaawino...
Dowladda Soomaaliya ayaa Musaafurisay Ajnabi dalka sharci darro ku joogay iyo Sawiro.
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya ayaa manta dalka ka masaafurisay labo nin oo Kenyan ah. Raggan Kenyanka ah...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Boris Johnson oo Villa Somaliya Jooga
Waxaa maanta magaalada Muqdisho booqasho aan horey loo sii ogeyn ku yimid Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Boris Johnson...