Ciidamada ammaanka oo toogasho ku dilay nin Burcad ahaa
Ciidamada ammaanka ee ka howlgala Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, ayaa toogasho kula dhaqaaqay nin ka mid ahaa...
Xildhibaan C/qaadir Faarax Bootaan ayaa u geeriyooday dhaawicii qaraxa + Sawir
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabo C/qaadir Faarax Bootaan ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray...
Waa imisaa deeqda Canada ugu deeqday abaaraha Soomaaliya?
Dowladda Canada, ayaa Dhaqaale wax looga qabanayo Abaaraha ugu deeqday dalalka Somalia, South Sudan, Nigeria iyo Yemen, Xili...
Muuqaalka Markabkii lagu afduubtay Xeebaha Puntland.
Dekadda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta lagu soo bandhigay Markabkii ay qafaasheen koox la sheegay...
Ciidamada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gubay guryo ay lahaayeen shabaab + Sawiro
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaal u...
Madaxweynaha Kenya oo booqasho ku yimid Jubbooyinka + Sawiro
Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa maanta booqasho aan horey loo sii shaacin waxaa uu ku tagey Degmada Dhoobley...
Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika Maxay ka wada hadleen? Daawo Sawirada
Muqdisho | Maarso 18, 2017 – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ku...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xaaladda ku xuntahay
Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo mustaqbalkiisa xileed...
Dowladda Sucuudiga oo ka hadashay Gantaalkii lagu dilay dadka Soomaaliyeed
Iyadoo Shalay Gantaal lagu dhuftay dooni ay Saarnaayeen Qaxooti Soomaaliyeed oo Maraysay Xeebaha dalka Yemen ayaa arintaasi waxaa...
Warqado Digniin ah oo lagu daadiyey suuqa bakaaraha + Sawir
Dadku sugan Suuqa Bakaaraha Ee Magalaada Muqdisho ayaa waxaa ay inoo sheegeen in Goor dhow Nawaaxiga Mid ka...