Guddiga arrimaha dibadda ee barlamaanka oo hambalyo u diray xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta
Muqdisho,13 March 2016: Guddiga arrimaha dibadda ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Xoghayaha Cusub ee Jamacadda Carabta Ahmed...
Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo sheegay in maxkamad la soo taagi doono dadka lagu soo qabtay maandooriyaha
Muqdisho,13 March 2016: Axmed Cali Daahir Xeer ilaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in sharciga la horkeeni doono ciddii...
Mareykanka oo soo saaray war ku saabsan Somalia
Muqdisho,13 March 2016: Stephen Schwartz oo ah Safiirka dowlada Mareykanka ee dalka Soomaaliya, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Wajahan Magaalada Beledweyne.
Muqdisho,13 March 2016: Cumar Cabdrashiid Cali Sharmaake Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan Magaalada...
Guddoonka Baarlamaanka oo soo saaray qaraar ku aadan Amniga dalka
Muqdisho,13 March 2016: Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa qaraar ku saabsan Amniga dalka, kadib kulamadii Baarlamaanka ee lagu weydiinayay...
“Gobol kasta amnigiisa ayuu sugtaa, annagana wax saameyn ah naguma yeelaneyso”
Muqdisho,12 March 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho,Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa ka hadlay tallaabadii...
Masar iyo Soomaaliya Oo Heshiis Ganacsiga Xoolaha Ku Kala Saxiixday Qaahira.
Muqdisho,12 March 2016: Wasiirka Khayraadka Xoolaha xukuumadda Soomaaliya Siciid Xasan iyo wasiirka maalgashiga Masar Khaalid Xanafi, ayaa magaalada Qaahira...
Wasiiro U Kuur-galay Shaqooyinka Kasocda Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.
Muqdisho,12 March 2016: Dhowr Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Dhexe ee dalka ayaa booqasho ku tagay Garoonka caalamiga ah...
Jaamacadda Carabta oo ku baaqday in laga qaado Soomaalia cunaqabateynta hubka
Muqdisho,12 March 2016: Wasiiradda Arrimaha dibada Jaamacada Carabta ayaa ku baaqay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran. ...
Madaxweynaha oo sheegay in Haweenka heli doonaan doorkooda ka qeyb galka siyaasada
Muqdisho,12 March 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa sheegay in Haweenka Soomaaliyeed ay la siin doono doorkooda ku...