Dowladda Federaalka oo ka xumaatay hadalkii Puntland
Muqdisho,16 March 2016: Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay hadalkii ka soo yeeray Maamulka...
Afweyne iyo Tiicey oo xabsi lagu xukumay
Muqdisho,15 March 2016: Wararka ka helnay dalka Beljimka ayaa sheegaya in Maxamed Cabdi Xasan oo ku magac dheer Afweyne...
Ra’iisul wasaare Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Talyaaniga
Muqdisho,15 March 2016: Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Talyaaniga, halkaasi...
“Dowladda Federaalka gacan ayay ku leedahay duulaanka xeebaha Puntland”
Muqdisho,15 March 2016: Cabdi Xirsi Cali (Qarjab),Wasiirka Amniga Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe, kadib shir deg...
Xaaladda deegaanka Garacad iyo Ciidanka Puntland oo heegan galay
Muqdisho,15 March 2016: Marki xalay fiidkii warar soo baxayay ay sheegayaan in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo doomo...
Money, dead bodies and the allure of peacekeeping
Somalia needed some heroic intervention by peacekeepers, which the AU provided. But peacekeeping countries tend to make wrong-headed...
Dowladda Itoobiya oo ka danbeysa in Webiga Shabelle biyo la’aan noqdo wabiga Shabelle
Muqdisho,14 March 2016: Waxaa la sheegayaa in Itoobiya ay xirtay qeybo ka mid ah biyaha wabiga Shabeelle waxaana taas...
Wasiirka dhallinyarada oo lagu soo dhoweeyay Waddanka Ingriiska.
Muqdisho,14 March 2016: Xaflad ay soo qaban qabaiyeen Jaaliyadsa Soomaaliyeed ee ku nool cariga Ingiriiska ayaa waxaa si wayn...
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo rajo ka muujiyay qab-soomidda maamul u samaynta Hiiraan Sh/dhexe
Muqdisho,14 March 2016: Yuusuf Axmed Hagar ‘Dabaged’ Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay arrimaha dhismaha Maamul u sameynta labada...
Qaramada Midoobey Oo Baaraysa Xiriirka Kadhexeeya Shirkadda Soma Oil iyo Ururka Alshabaab.
Muqdisho,14 March 2016: Guuddi Qaramada Midoobey ka tirsan ayaa baaraya suurtagalnimada in uu xiriir u dhexeeya agaasimaha qaybta Africa...