Hotel ku yaalla magaalada Hargeysa oo dab qabsaday.
Muqdisho,27 March 2016: Xalay saqdii dhexe ayaa dab ka kacay Hotel ku yaalla magaalada Hargeysa ee Somaliland, iyadoo dabkan...
“Dowladdu si qaldan ayay u maareyneysaa maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe”
Muqdisho,27 March 2016: Maxamuud Axmed Tarsan Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, ayaa ka hadlay is mari waaga ka...
Banaan bax rabshado wata oo ka dhacay magaalada Beledweyn
Muqdisho,26 March 2016: Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in uu ka dhacay magaalada Beledweyne...
Toban qodob oo laga soo saaray shirkii maalmahaan ka socday magaalada Kismaayo
Muqdisho,26 March 2016: Shir socdey muddo dheer oo todobaadyo ah oo galay labo waji kaasi oo ku saabsanaa tabasho...
Madaxweynaha iyo Odayaasha reer Hiiraan oo is mari waysan.
Muqdisho,26 March 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday magaalada Beledweyn ayaa kulamo la leh odayaasha...
Ra’iisul Wasaaraha iyo C/wali Gaas oo maanta ka hadlaya habka doorashooyinka
Muqdisho,26 March 2016: Shir wada tashi oo looga hadlayo hanaanka doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu ka dhaco...
Diaspora Celebrate Alongside UK Ministers To Show New Narrative For Somalis
Mo Farah amongst those recognised at International Somali Awards Muqdisho,25 March 2016: Prime Minister David Cameron cited the incredible...
Shirkadda Transom Airways oo bilowday Duulimadyo Muqdisho, Boosaaso iyo Nairobi
Muqdisho,25 March 2016: Shirkadda duullimaadka ee Transom Airways oo ka hawlgasha dalka, ayaa ka billowday garoonka Boosaaso ee gobolka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Beledweyn
Muqdisho,25 March 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta...
Q.M Oo Waqtiga U Kordhisay Xafiiska UNSOM
Muqdisho,25 March 2016: Xubnaha golaha ammaanka ee Q,M ayaa waqtiga u kordhiyay xafiiska Q,M ee Soomaaliya ee UNSOM ee...