Talyaaniga oo qalab “Sports” siiyay kooxaha ciyaatoyda Soomaaliyeed
Muqdisho,31 March 2016: Ciidanka dowladda Talyaaniga ee qeybta ka ah ee howlgalka midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa...
Warqad sir ah oo beesha Xawaadle u direen QM
Muqdisho,31 March 2016: Sida ku cad warqad la helay, Ugaasyada kala ah: Xasan Ugaas Khalif, Cali Ugaas Xasan Cali...
Qarax xoogan oo mar dhow ka dhacay waqooyiga Gaalkacyo
Muqdisho,31 March 2016: In kastoo an faah-faahin dheeraad ah laga haynin, qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay waqooyiga...
Dabley Hubeysan oo mar dhow Muqdisho ku dilay Muwaadiniin Turkish ah
Muqdisho,30 March 2016: Koox hubeysan ayaa goor dhow magaalada Muqdisho ku dilay muwaadiniin Turkish iyo Soomaali ah, kuwaasoo gaari...
Wasaaradda Qorsheynta oo sheegtay in uu meel wanaagsan marayo qorshaha Qaranka
Muqdisho,30 March 2016: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocoow...
Maamulka Gobolka Shabeelaha dhexe oo soo dhaweeyay odoyaal jowhar gaaray
Muqdisho,30 March 2016: Duubab dhaqameedyo iyo mas’uuliyiin kale oo ka soo kala jeeda Gobollada Hiiran iyo Shabeelaha dhexe ayaa...
Gaas oo qaadashada 4.5 ku xiray in Baarlamaanka laga wareejiyo Muqdisho
Muqdisho,30 March 2016: Shirarka iyo kulamada u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland ayaa...
Duqa Muqdisho oo ugu baaqay shacabka in aysan qarsan dambiilayaal
Muqdisho,30 March 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa ugu baaqay shacabka inay la shaqeeyaan...
Diyaarad laga leeyahay dalka Masar oo la afduubay
Muqdisho,29 March 2016: Diyaarad ay leedahay Shirkadda Egypt Air oo la afduubay ka dibna lagu dajiyay garoonka diyaaradaha Larnaca...
Rag lagu eedeeyay burcad badeednimo oo la soo taagay maxkamad ku taala Faransiiska
Muqdisho,29 March 2016: Rag gaaraya toddobo Qof Soomaali ah oo laga soo qabtay gacanka cadmeed ayaa kasoo muuqday Maxkamad...