Afar ruux oo maanta siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho
Muqdisho, April 2, 2016 Kooxo Hubeysan oo watay gaari ayaa maanta si kala gaar gaar ah illaa afar ruux...
Maamulka shabeelaha hoose oo biya dhaamin ka billaabay tulooyinka hoose yimaada Afgooye
Muqdisho, April 2, 2016 Mashruucan biya dhaaminta ah ayuu maamulka gobolka shabeelaha hoose waxa uu ka billaabay tuulooyinka hoos...
Howl gal dad badan lagu qab qabtay oo ka socda Waqooyiga Gaalkacyo
Muqdisho, April 2, 2016 Weerarkii ismiidaaminta ee khamiistii dhacay ka dib, ayaa Ciidamada ammaanka Puntland howl galo dad badan...
“Ciidamada Kumaandooska waxay sii wadayaan weerarada qaaska ah”
Muqdisho, April 2, 2016 Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka, ayaa faah faahin ka bixiyay howl gal...
Duqeyn loo geystey deegaan ku yaal Janaale oo lagu diley Amiirkii Shabaab ee Janaale
Muqdisho, April 1, 2016 Weerar duqeyn ah ayaa lagu qaaday deegaanka Kaaytoy oo ka tirsan gobolka Sh/hoose iyadoo la...
Ciidamada Kumaandooska oo ka fuliyay howlgal gobolka Sh/hoose
Muqdisho, April 1, 2016 General Cali baashi Abaan-duulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in howlgalo gaar ah oo...
“Ciidamada qalabka sida duulaan ayay ku qaadeen Al-Shabaab”
Muqdisho, April 1, 2016 Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu xalay bilowday duulaan ka dhan ah Al-Shabaab,...
Qarax ka dhacay Masjid ku yaal magaalada Beledweyne
Muqdisho,1 April 2016: Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in fiidnimadii xalay qarax ka...
Somalia: USD 105 million urgently needed to save lives in drought-affected areas
GENEVA, Switzerland, March 31, 2016/APO (African Press Organization) Aid agencies in Somalia today launched a Call for Aid...
Bulshada Soomaaliyeed oo loogu baaqay u gurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen
Muqdisho,31 March 2016: Jiliyaasha aan dowliga ahayn ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya SOSCENSA, ayaa kulan ay ku yeesheen Muqdisho,...