Ra’iisul Wasaaraha oo horgeeyey Baarlamaanka Qorshaha Guud ee Hannaanka Doorashada 2016
Muqdisho, April 30, 2016: Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa maanta u...
A British Islamic State leader has set up a base in Somalia to extend its influence in the Horn of Africa for the first time.
Muqdisho, April 30, 2016: Somali commanders have urged the international community to help crush the operation, amid growing fears...
Baarlamaanka oo saaka la horkeenayo hanaanka doorashada 2016
Muqdisho, April 30, 2016: Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la hor-keenayaa go’aankii doorashooyinka ee ay ku heshiiyeen...
Tahriibayaal laga soo bad baadiyay Badda
Muqdisho, April 30, 2016: Waxaa la sheegayaa in xalay fiidkii laga dejiyay Dekeda Boosaaso illaa 92 qof oo Tahriibayaal...
Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in labo bil lagu kordhinayo waqtiga ay dhaceyso doorashada
Muqdisho, April 30, 2016: Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa sheegay in isaga iyo Guddoonka Baarlamaanka...
Golaha Wasiirada oo ansixiyay Hab mideysan ee shatiyada Isgaarsiinta dalka
Muqdisho, April 29, 2016: Kulanki caadiga ahaa ee golaha Wasiirada oo uu shir guddoominyay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Cumar...
Wasiirka Amniga oo magacaabay guddi ka soo talo bixiya tayaynta booliska
Muqdisho, April 29, 2016: Kulan lagusoo gaba gabeynayay shirkii looga hadlayay tayeynta qaabdhsimeedka ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ka socday...
Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo si buuxda ula wareegay degmada Galcad ee G/Galgaduud
Muqdisho, April 29, 2016: Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka si buuxda ula wareegay degmada...
C/wali Maxamed Cali Gaas, oo heshiis la saxiixday maal-qabeen u dhashay Sacuudiga
Muqdisho, April 29, 2016: C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland oo maalmahan ku sugnaa dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya...
“Hadii Burcad badeed la waayay, Burcad kalluun ayaa yimid, kalluunkeenana xadaya”
Muqdisho, April 29, 2016: Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre) Taliyihii hore ee Ciidamada Badda ee Soomaaliya oo hada...