Madaafiic oo xalay lagu garaacay Xerada Xalane
Muqdisho, May 3, 2016: Dhowr madaafiic ayaa xalay abaarihii 1-dii saq dhexe lagu garaacay Xerada Xalane ee ku dhegan...
Kooxda kubbada kolayga ee I. L. S. oo la ganaaxay
Muqdisho, May 2, 2016: Kooxda Kubadda Koleyga I.L.S ayaa ganaaxan ku muteysatay kadib markii ay diideen in ay ciyaaraan...
Gabar Soomaaliyeed oo isku gubtay Jasiirada Nauru
Muqdisho, May 2, 2016: Wararka naga soo gaaraya dalka Australia ayaa sheegaya in gabar Soomaaliyeed oo kamid ah dad...
Kulankii Baarlamaanka oo maanta dib u dhacay
Muqdisho, May 2, 2016: Kulanki Barlamaanka ayaa maanta dib u dhacay, kaas oo su’aalo ku weydiin lahaa Ra’iisul Wasaare...
Ingriiska oo ciidamo hordhac ah u diray Soomaaliya
Muqdisho, May 2, 2016: Dowladda Ingriiska ayaa ciidamo horudhac ah geysay Soomaaliya, si ay u taageeraan howl galka AMISOM...
Shirkad Turki ah oo la socon doonta tayada badeecadaha ka soo dega Dekeda Muqdisho
Muqdisho, May 1, 2016: Shirkad Turki ah oo lagu magacaabo BJM, ayaa lagu wareejiyay la socodka Tayada badeecadaha soo...
Madaxweynaha oo ka qeyb galay maalinta shaqaalaha Adduunka
Muqdisho, May 1, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal degeyey 1-da...
Gudoomiyaha Baarlamanka oo hambalyo u diray dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed
Muqdisho, May 1, 2016: Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa shaqaale weynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay...
Shaqaalaha dowladda oo labo maalmood oo fasax ah la siiyay
Muqdisho, May 1, 2016: Iyadoo ay maanta tahay 1-da May oo ku asteysan maalinta shaqaalaha adduunka ayaa Wasaaradda Shaqada...
“Xildhibaankii ka maqnaada kalfadhiga 8aad, laguma soo dari doono Baarlamaanka soo socda”
Muqdisho, April 30, 2016: Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa Xildhibaanada ka maqan kalfadhiga 8aad...