Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay guddi baara eedeymaha loo jeediyay NISA ee askareynta carruuta
Muqdisho, May 9, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa magacaabay guddi xaqiiqo raadin ah, kuwaasoo baaritaan...
Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Xarunta ciidanka Taraafikada ee Muqdisho
Muqdisho, May 9, 2016: Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Xarunta Taraafikada Booliska ee degmada C/casiis, iyadoo...
Muqdisho Oo La Keenay Qalab Lagu Maamulo Hawada Soomaaliya
Muqdisho, May 8, 2016: Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa la keenay qalab la sheegay inuu yahay qeyb ka...
Uganda oo beenisay in ay ciidamadeeda kala baxaysa Soomaaliya.
Muqdisho, May 8, 2016: Dowladda Uganda ayaa beenisay wararka sheegaya inay la baxayso ciidankeeda ku sugan Soomaaliya, kuwaasoo qeybta...
Maamulihii Somtel ee Gobolka Mudug oo xalay lagu dilay Gaalkacyo
Muqdisho, May 8, 2016: Cumar Cabdulle Maamulihii Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ee Gobolka Mudug oo ku magac dheeraa Cumar Dheere ayaa xalay lagu...
Sheekh Shariif iyo C/raxmaan Faroole oo lagu casumay xuska 18-ka May ee Somaliland- Itoobiya ma ogtahay?
Muqdisho, May 8, 2016: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole...
Maxkamad u xukuntay magdhow lacageed gabar Soomaaliyeed oo qaxooti ku ah Malta
Muqdisho, May 7, 2016: Maxkamada Xuquuqda Aadanaha ee Yurub ayaa u xukuntay magdhow lacageed gabar Soomaali ah oo qaxootinimo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti
Muqdisho, May 7, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo, oo maanta ka...
HEAD IN THE CLOUDS?
THE UAE FUNDING AN ARTIFICIAL MOUNTAIN TO BRING MORE RAIN. Muqdisho, May 7, 2016: Bal ila daawada Sheekadaan ee wax...
Qarax Goor Dhow Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha
Muqdisho, May 7, 2016: Qarax Bam lagu tuuray ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay suuqa Bakaaraha ee...