Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Ururada dhalinyarada
Muqdisho, May 11, 2016: Cumar Cabdirashiid Sharmarke,Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta qaabilay dhalinyaro mataleysay qeybaha kala duwan ee bulshada...
Ciidamada Kommandooska ah oo howl gal ka sameeyay Galgaduud
Muqdisho, May 11, 2016: Ciidamada Kommandooska loo yaqaan ee Milateriga Soomaaliya ayaa xalay howl galo qorsheysan ka sameeyeen Gobolka...
Baar cusub, casri ah oo laga heli karo cunta carbeed
Muqdisho, May 10, 2016: Magaalada Muqdisho ayaa sanadihii la soo dhaafay waxaa ku soo kordhayay xarumo ganacsi oo ay...
Dowlada oo shaacisay in Shaqaale loo qadayo Sacuudiga
Muqdisho, May 10, 2016: Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday bilaabjda diiwaan gelinta...
Wasaaradda A. Gudaha oo rajo ka qabta in ay keento Odayaasha ka maqan Shirka Jowhar
Muqdisho, May 10, 2016: Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay Odayaasha dhaqanka ee wali ka...
UNHCR oo Kenya ka dalbatay inay ka laabato go’aankii ay gaartay
Muqdisho, May 10, 2016: Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga adduunka ee loo yaqaano UNHCR, ayaa walaac xoogan ka...
“Meelo Shabaab nabad ku deganaan jireen, ayay maanta nabad ku seexan karin”
Muqdisho, May 10, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in horumar laga sameeyay dagaalka ka dhanka ah...
Ciidamada ammaanka oo saaka Muqdisho ku qabtay gaari Qarax siday
Muqdisho, May 10, 2016: Ciidamada ammaanka ayaa maanta oo Talaado ah ku qabtay agagaarka Isgoyska Sayidka gaari walxaha qarxa...
Shirweynaha Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo maalintii 6aad galay
Muqdisho, May 9, 2016: Muqdisho waxaa weli ka socda shirweynaha Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed NUSOJ ay kaga arrinsanayaan aayahooda,...
Guddi loo saaray doorashooyinka oo wax ka bedel ku sameeyay qodobada qaar
Muqdisho, May 9, 2016: Ayada oo dhowaan Guddoonka Baarlamaanka uu guddi hoosaad u saaray qorshihii guud ee hanaanka doorashooyinka...