Jaamacadda Carabta oo ka shireysa sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhallinyarada
Muqdisho, May 13, 2016: Shir ballaaran oo looga hadlayo sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhalinyarada ururka Jaamacadda Carabta uga...
Diblomaasiyiinta Reer Galbeedka oo isaga baxay caleema saarki madaxweyne Museveni
Muqdisho, May 13, 2016: Diblomaasiyiintii Reer Galbeedka ee ka qeybgaleysay xafladi lagu caleema saarayey madaxweynaha Uganda ayaa isaga dareeray...
Magafayaasha dadka tahriibaya oo qaar ka mid ah la qabtay.
Muqdisho, May 12, 2016: Booliska dalka Talyaaniga ayaa gacanta kusoo dhigay 7-qof oo magafayaal ah kuwaasi oo dadka maxabis...
Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo ansixiyay guddiga doorashada hoggaanka NUSOJ
Muqdisho, May 12, 2016: Shirweynaha Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Ee NUSOJ ayaa kulankiisii maanta waxaa lagu ansixiyay Guddiga...
Museveni oo loo dhaariyay xilka madaxtinimada dalkiisa
Muqdisho, May 12, 2016: Madaxweyne,Yoweri Museveni, ayaa maanta xaflad ka dhacday magaalada Kampala mar kale loo caleema saaray xilka...
Maraykanka oo uu sheegay Kenya Inaysan Xirin Dhadhaab
Muqdisho, May 12, 2016: John Kerry, Xoghayaha Arrimaha Dibedda dalka Maraykanka, ayaa sheegay inuu si weyn uga walaacsan yahay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Uganda
Muqdisho, May 12, 2016: Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Kambala...
Letter to ‘Maandeeq’ My motherland.- By Abdirashid Fidow
Muqdisho, May 11, 2016: Dear Maandeeq, It is with great respect that I write this letter. It brings me...
Banaan bax khal-khal geliyay Ganacsiga oo ka dhacay Beledweyne
Muqdisho, May 11, 2016: Dibad bax balaaran oo looga soo horjeedo sare u kac ku yimid qiimaha sarifka lacaga...
Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay in la boobo hantida qaranka
Muqdisho, May 11, 2016: Ayadoo Soomaaliya gashay marxalad kala guur ah, lana filayo in dhamaadka sanadkan uu dalka ka...