Madaxweynaha oo Xeer Madaxweyne ku ansixiyay heshiiskii hanaanka doorashooyinka
Muqdisho, May 22, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu xeer Madaxweyne ku meel...
M/weyne Xasan Sheekh oo kala diraayo Baarlamaanka haddii aysan go’aan gaarin
Muqdisho, May 21, 2016: Xildhibaan Maxamuud Axmed Kulalihi oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay...
Mareykanka oo walaac ka muujiyay dib u dhaca ka jira hanaanka doorashada 2016.
Muqdisho, May 21, 2016: Dowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay dib u dhacyada ka jira hanaanka doorashada 2016 ee...
Baarlamaanka oo maanta mar kale ka doodaya hanaanka doorashada 2016
Muqdisho, May 21, 2016: Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah ka doodi doona sharciga...
Xaflad lagu taageeray musharaxa Baarlamaanka Cusub oo ka dhacday London
Muqdisho, May 20, 2016: Xafladaan lagu taageerayay Musharax Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee 2016-ka Eng Axmed Mukhtaar ayaa xalay...
Dispatches from the Field: Meetings in Mogadishu
Mogadishu, May 20, 2016: Security Council members today started their visiting mission to the Horn of Africa with a...
Puntland oo ka digtay in wax laga bedelo heshiiskii hannanka doorashada 2016.
Muqdisho, May 20, 2016: Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ayaa ka digay in wax ka bedel lagu sameeyo heshiiskii ku...
Dabageed Oo Ku Dhowaaqay In Xaalad Adag Ay Ka Jirto Baladweyne.
Muqdisho, May 20, 2016: Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa ku sheegay in magaalada Baladweyne ee gobolka...
Ciidamada AMISOM oo xoog ku kala dhex galay maleeshiyadii ku dagaalantay Beledweyne
Muqdisho, May 19, 2016: Ciidamada AMISOM ayaa shalay gelinkii dambe kala dhex galay maleeshiyo beeleed labadii maalmood ee la...
Xubno Ka Socda Golaha Ammaanka oo Muqdisho Ku soo Beegan.
Muqdisho, May 19, 2016: Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Muqdisho ay yimaadaan xubno ka socda golaha ammaanka ee...