Madaxda DF oo la kulmay Guddiga Xaqiijinta Qoondada 30% ee Haweenka
Muqdisho, June 6, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa...
Askar AMISOM ka tirsan oo la qabtay Iyaga oo wax xadaya
Muqdisho, June 6, 2016: Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho waxay ku qabteen 5 ka mid ah askarta AMISOM...
Mahad Cumar Cabdi oo isku soo sharaxay Kursiga Xildhibaanimada Baarlamaanka
Muqdisho, June 6, 2016: Kulan iyo munaasab uu isku sharaxayay Aqoonyahan Mahad Cumar Cabdi Dhicisow oo isku soo sharaxay...
Mid ka mid ah howl-wadeennada Baarlamaanka Somalia oo Muqdisho lagu dilay
Muqdisho, June 5, 2016: Degmada Dharkiinley ee gobolka Banaadir, ayaa xalay lagu dilay nin oday ahaa, oo ka mid...
Madaafiic xalay lagu garaacay Xerada Xalane ee Taliska AMISOM
Muqdisho, June 5, 2016: Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya madaafiic xalay fiidkii ku dhacay qeybo ka...
Madaxweynaha oo maanta ku sii jeeda Kenya
Muqdisho, June 5, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta lagu wadaa inuu u ambabaxo magaalada Nairobi ee...
Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixdey heshiisyo iskaashi oo kala duwan
Muqdisho, June 4, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep...
Aqriso Warmurtiyeedka laga soo saaray shirka Madasha Hoggaanka Qaran
Muqdisho, June 4, 2016: Shirki ay ka soo qeybgaleen madaxda ugu sareysa ee dowlada Federalka iyo Madaxda Maamul goboleedyada...
Taliyaha Ciidanka xoogga oo sheegay inay ka maarmi doonaan Ciidan shisheeye
Muqdisho, June 4, 2016: Taliyaha Ciidanka xoogga dalka ayaa magaalada Addis Ababa uga qeyb galay shir muhiim ay isugu...
Somalia breaks new ground in education by expanding national Secondary school examinations
MOGADISHU, Somalia, June 3, 2016/APO (African Press Organization)/ —The Somali education authorities with financial support from the European...