Suxufiyiinta Puntland oo dacwad ka gudbiyay Wasiirka Warfaafinta
Muqdisho, July 11, 2016: Suxufiyiinta ka how gasha Puntland, ayaa dacwad ku furay, Maxamuud Xasan Soo-Cadde, oo ah Wasiirka...
Madaxweynaha Galmudug oo Nairobi kula kulmay Musharaxiin
Muqdisho, July 11, 2016: C/kariin Xuseen Guuleed, Madaxweynaha Galmudug, ayaa xalay kula kulmay magaalada Nairobi Siyaasiyiin iyo Ganacsato ka...
Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Banaadir oo ballan qaaday in Maxaabiista ka caawin-doono dhanka Racfaanka
Muqdisho, July 10, 2016: Dr Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe, oo ah Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir, ayaa Booqday Xabsiga dhexe...
Dibadbax, berri, ka dhici doona Muqdisho (gees ka gees.)
Muqdisho, July 10, 2016: Hay’ada Culimada Soomaaliyeed, ayaa Maalinta Isniinta ah ku Baaqday banaanbax looga soo horjeedo weerarkii lagu...
Maamulka Puntland oo sheegay in 50% dilalka ka dhaca Gaalkacyo aanay ahayn fal Al-Shabaab ku lug laheyn
Muqdisho, July 10, 2016: Maamulka Puntland ayaa sheegay in dilalka iyo amni darada ka jira magaalada Gaalkacyo aanay 50%...
“Hubka oo aan xakameysneyn iyo ciidamada oo xerooyin laheyn Amni darada ayay qeyb ka yihiin”
Muqdisho, July 10, 2016:Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, ayaa sheegay in amni darada iyo...
Booliiska oo ka dalbaday dhallinyarada Muqdisho, in ay la shaqeeyaan
Muqdisho, July 9, 2016: General Maxamed Sheikh Xasan Xaamud oo ah,Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa dhalinyarada gobolka Banaadir ugu...
DFS oo deeq lacag ah ka heshay QM
Muqdisho, July 9, 2016: War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobe ee magaalada New York, ayaa sheegaya in...
Xisbiyada oo ka eed-sheeganaya Madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho, July 9, 2016: Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed ayaa dowladda ku eedeeyay inay faragalin ku hayso doorashada Sanadkaan la filayo...
Mid ka mid odyaashii soo xulay Baarlamaanka oo dil ka baxsaday
Muqdisho, July 9, 2016: Maxamed Xasan Qalinle oo ka mid ah Odayaashii dhaqanka ee soo xulay Baarlamaanka Federaalka ah...