Wasiiro ka tirsan Galmudug oo shil gaari ku geeriyooday
Muqdisho, July 17, 2016: Wasiiro ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa shalay gelinkii dambe ku geeriyooday shil gaar ka dhacay...
Sarkaalka hoggaaminayay afgambigi Turkiga oo la magacaabay
Muqdisho, July 16, 2016: Wakaalada Wararka Turkiga ee Anadolu ayaa goor dhow magacawday Sarkaalka hogaaminayay isku dayga afgambiga ee...
Mashaariicdi Hey’adda Nile ka waday Soomaaliya, oo laga joojiyay
Muqdisho, July 16, 2016: Dowladda Federalka Soomaaliya, ayaa maanta ku dhawaaqday inay joojisay howlihii mashaariic ay Hey’adda Nile...
Jen. Gaafow oo si rasmi ah logu magacaabay Taliyaha Hey’adda Nabadsugida
Muqdisho, July 16, 2016: Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta shir gaar ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxaa...
Dibadbax looga soo horjeedo afgambigii Turkiga oo ka socda Muqdisho
Muqdisho, July 16, 2016: Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo isku daygii fashilmay ee la doonayey in lagu afgambiyo...
Saraakiil loo xiray Af-gambigi Turkiga
Muqdisho, July 16, 2016: Qaar badan oo ka mid ah saraakiisha hogaamineysay isku dayga afgambiga ee Fashilmay ayaa xabsiga...
Dowlada waa inaysan faragelin soo xulista xildhibaanada Baarlamaanka
Muqdisho, July 15, 2016: Kulan wada tashi ah oo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho qaar kamid ah odayasha dhaqanka...
RW Cumar Cabdirashiid oo Guri Xoog ku haysta Muqdisho
Muqdisho, July 14, 2016: RW Cumar Cabdirashiid oo Guri Xoog ku haysta Muqdisho https://youtu.be/UZVm3NgH7vI ———————————— Qaranimo Online | Muqdisho
Gurey Xaaji Xasan “Waa been Qaraxa la qabtay ee la sheegay inuu ku soo socday Hotelka Maka Al-Mukarama”
Muqdisho, July 14, 2016: Gurey Xaaji Xasan, Milkiilaha Hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa beeniyay war ka soo...
Shir beeleed maanta Muqdisho ka dhici lahaa oo la joojiyay
Muqdisho, July 14, 2016:Shir maanta ka dhici lahaa magaalada Muqdisho oo ay isugu yimaadeen waxgarad, odayaal iyo siyaasiyiin...