Prof. Jawaari oo lagala hadlayo ansixinta Sharciga doorashooyinka
Muqdisho, July 28, 2016: Mudane Cumar C/rashiid, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa sheegay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari...
Shir looga hadlayay doorashooyinka 2016 ee ka dhacay Pretoria
Muqdisho, July 28, 2016: Shir ku saabsan doorashooyiska Soomaaliya ee sanadkan ka dhacaya Soomaaliya ayaa ayaa lagu qabtay magaalada...
Xildhibaanada Barlamaanka Cusub 2016 Ee Al-Shabaab “XASAASI”
28 JULY – Kulan saacado ka hor ka dhacay Xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa laga soo saaray...
Wasaaradda Amniga DF oo digniin cusub Soo Saartay
Muqdisho, July 27, 2016: Wasaarada Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta wixii ka dambeeya aan la xigan...
Maxamed Aadan Koofi oo loo magacaabay Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyada
Muqdisho, July 27, 2016: Maxamed Aadan Koofi, taliyihii hore ee Nabadsugida Gobolka Banaadir, ayaa si rasmi ah loogu magacaabay...
Xildhibaan Saalax Badbaado oo fuliyay qaraxii agagaarka Garoonka Diyaaradaha
Muqdisho, July 27, 2016: Kooxda Al-Shabaab ayaa caawa sheegtay in Saalax Badbaado oo horay u ahaan jiray Xildhibaan ka...
Qaraxyo ka dhacay agagaarka Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho o
Muqdisho, July 26, 2016: Baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu qarxiyay labo koontarool oo ku dhow garoonka...
IGAD oo ka hadashay shaqada General Gebre ka hayo Somalia (Daawo)
Muqdisho, July 25, 2016: Ayadoo Somalida aad horey ugu walaacsaneyd waxa oo kahaayo dalka Generaal Gabre ayaa lashaaciyay xilka...
Iimaam Maxamed Yuusuf iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo qaadacay Calema Sarki Ugaas Xasan Ugaas Khaliif
Muqdisho, July 25, 2016: Iyadoo maanta oo isniin ah la malaynayo in Beledweyne lagu caleema saaro Ugaas Xasan Ugaas...
Wasaaradda Amniga oo amar ku bixisay in an shirar lagu qaban karin Hotelada
Muqdisho, July 25, 2016: Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa soo saartay amar ku aadan in shirar siyaasadeed aan lagu qaban...