Ganacsatada Gobolka Banadir oo ka qaylisay Maamulka Dakadda.
Muqdisho, August 9, 2016: Ayada oo Maalintii 3aad ay hakad ku jiraan howlihii Dekeda Muqdisho ayaa waxaa Ganacsatada Gobolka...
Maxaa ka soo kordhay Shirka Madasha wada-tashiga?
Muqdisho, August 9, 2016: Inkastoo qeyb ahaan Madaxda Madasha Wada-tashiga Qaran ay isku afgarteen hanaanka loo marayo doorashooyinka, ayaa...
Cali Khaliif Galeyr oo wada hadallo la leh Somaliland
Muqdisho, August 8, 2016: Dr. Cali Khaliif Galeyr, Madaxweynaha Khaatumo State, ayaa markii u horeysay ka hadlay wada hadalo...
C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta ku biirayo shirka Madasha Qaranka
Muqdisho, August 8, 2016: C/kariin Xuseen Guuleed,Madaxweynaha Galmudug oo howlo caafimaad ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dalka dib...
Wasiirka Dhalinyarada oo xalay ka bad baaday dil
Muqdisho, August 8, 2016: Maxamed Xasan Nuux,Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay fiidkii ka bad baaday bam...
Ma Fashilmin Shirka Jowhar
Muqdisho, August 7, 2016: Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa,Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya, ayaa beeniyay in uu fashilmay shirka maamul...
Madaxweynaha oo la kulmay Saraakiisha dowladda iyo AMISOM
Muqdisho, August 7, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan Casho Sharaf ah ugu...
Dibad baxyada ka socda Gondar “Itoobiya” oo dad lagu dilay
Muqdisho, August 7, 2016: Waxaa la sheegayaa in dibad baxyada ka socda magaalada Gondar ee ay degaan Qowmiyada Amxaarada,...
Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo isku qabtay Dastuurka
Muqdisho, August 6, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari, ayaa isku qabtay qodobo ka mid...
Banaanbax ballaaran ee ka socoda Muqdisho
Muqdisho, August 6, 2016: Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka socda banaanbax ballaran oo ay dhigayaan haweenka soomaaliyeed kasoo...