Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo la filaayo in uu maanta furmo.
Muqdisho, September 3, 2016: Shirka maamul u sameeynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa maanta lagu wadaa inuu dib uga furmo...
“Ugaas Xasan wuxuu na weydiistay, in Hiiraan la kala jaro, IGAD-na awood uma lahan”
Muqdisho, September 3, 2016: Danjire Maxamed Cabdi Afey,wakiilka Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya, ayaa ka hadlay howlaha maamul...
Ethiopia: Dad banaanbaxaya oo gubay beero Ubax ah
Muqdisho, September 2, 2016: Shirkad Ubaxa beerto oo laga leeyahay dalka Netherland ayaa sheegtay in dad banaanbaxaya oo ka...
“Ugaas Xasan, waa ugaaskeyga, tixigelin ayaa u heynaa, waana aqoonsanahay”
Muqdisho, September 2, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay ka qeyb galay Barnaamijka Dood Wadaag oo...
Tarsan ”Hadaan Madaxweyne noqdo, Gabre wadankan ma soo galayo”
Muqdisho, September 2, 2016: Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, musharaxa xilka Madaxweynaha, ayaa sheegay in dowladda ku fashilantay maamul u...
Al-Shabaab oo baahisay magaca iyo beesha uu u dhashay ninki isku qarxiyay SYL
Muqdisho, September 1, 2016: Warbaahinta ku hadasha afka Al-Shabaab ayaa baahisay wareysi laga qaaday ninkii fuliyay weerarkii is-miidamainta...
“Qaabka sugida Amniga Muqdisho wax badan ayaa ka qaldan”
Muqdisho, September 1, 2016: Guddoomiyaha Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka, Xuseen Carab Ciiseayaa sheegay in qal-qal xoogan uu ku...
C/qaadir Muumin oo lagu daray liiska Argagixisada
Muqdisho, September 1, 2016: Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka,ayaa Liiska argagixisada ee gaarka ah, ku dartay Wadaadka lagu magacaabo...
Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo ka mid noqday kuwa ugu mashquulsan Bariga Afrika
Muqdisho, August 31, 2016: Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa ka mid noqonaya garoomada diyaaradaha ugu mashquulka...
Ugaas beesha Xawaadle oo laga waayay liiska Odayaasha
Muqdisho, August 31, 2016: Warar na soo gaaray ayaa sheegaya in Xisbiyada siyaasadda iyo musharixiinta u taagan xilka madaxtinimo...