Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo kuxigeenkiisa oo ku qaybsamay arrinta Jowhar
Muqdisho, September 18, 2016: Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo kuxigeenkiisa ayaa isku af-garan waayay ka qeyb galka shirka Maamul u...
Madaxweynaha oo sagootiyay Guddi dul taagnan doono Dacwada Badda ee Somalia iyo Kenya
Muqdisho, September 18, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay sagootiyay guddi kor joogto ah, kuwaasoo tagi...
Colaada Marka iyo ciddii ka dambaysay
Muqdisho, September 17, 2016: Xasan Cumar Macallin,Guddoomiyaha Degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha hoose,ayaa mas’uuliyiinta Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka...
Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukun ku ridey qaar ka tirsanaa ururka IS
Muqdisho, September 17, 2016: Maxkamada ciidamada qalabka sida ee gobolka Bay ayaa ku xukuntay xukun xarig ah rag lagu...
Shirka maamul u sameynta Sh/dhexe iyo Hiiraan oo la isku mari la’ayahay
Muqdisho, September 17, 2016: Wararka na soo gaaray aya sheegaya in, Shirka maamul u sameynta Sh/dhexe iyo Hiiraan oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar dhow lagu soo dhoweeyay magaalada Jowhar
Muqdisho, September 15, 2016: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Jowhar ee...
Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya oo ka baxay degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan
Muqdisho, September 15, 2016: Ciidamada Itoobiya oo ka mid ah howl galka AMISOM iyo ciidamada dowladda ayaa saaka waabarigii...
Somalia has turned the corner towards stability and progress. By ABDUSALAM OMER
Muqdisho, September 14, 2016: As I looked around the conference room, I was overcome with emotion. I looked around...
Siilaanyo oo ka carooday War murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii IGAD
Muqdisho, September 14, 2016: Axmed Maxamed Siilaanyo, Madaxweynaha Somaliland, ayaa cambaareeyay war murtiyeedkii ka soo baxay Shir Madaxeedkii IGAD...
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka soo muuqday Liiska 135-ka ee Odayaasha Dhaqanka
Muqdisho, September 14, 2016: Shirki Madasha Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho, ayaa la isku raacay in Ugaas Xasan Ugaas Khaliif...