Dibadbax Ballaaran oo Marka ka dhacay
Muqdisho, 29 August 2015: Dadweynaha ku nool Magaalada Marka, ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxay Maanta Dibadbax xoogan...
Xildhibaanadi Galmudug oo diiday Wasiiradi shalay lagu dhawaaqay.
Muqdisho, 29 August 2015: Shalay ayeey ahayd marki uu C/kariin Guuleed ku dhawaaqay golahiisa wasiirada, balse maanta ariintu inti...
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 29 August 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey...
Xukuumadi Galmudug iyo Magacyada Wasiirada
Muqdisho, 28 August 2015: Mar Dhaw ayaa lagu dhawaaqay Golihi Wasiirada Galmudug oo ka kooban...
The EU’s phoney war on people smugglers is costing the lives of desperate migrants
Muqdisho, 28 August 2015: Allowing vulnerable people to drown in the Mediterranean or asphyxiate in the holds of ships...
Ahlu-sunada Dhusamareeb oo qaadacday heshiiski Cadaado
Muqdisho, 28 August 2015: Heshiiski shalay lagu saxiixay magaalada Cadaado ee ka dhaxeeyay C/karim Guuleed iyo Shekh Ibrahim Guureeye,...
Why We Reject Federal and Imposition of Western Democracy in Somalia
Mogadishu | QOL | August 27, 2015 – The International Community should learn when and when not to...
Maamulka Galmudug iyo Ahlu-sunna oo is af gartay
Muqdisho, 27 August 2015: Warar naga soo gaaray magaalada Cadaado ayaa sheegayo in Mammulka Galmudug iyo Ahlu-sunna ay heshiis...
Madaxweynaha: “Waxan ku dhiirigelinayaa dhalinyarada inay qoraaladooda u badiyaan wacyigelinta bulshada’’
Muqdisho, 27 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley Bandhigga Caalamiga...
“Dowladda waxay ka shaqeyn doontaa sidii adeegyada bulshada dib loogu soo celin lahaa degmada Diinsoor
Muqdisho, 27 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, ayaa sheegay in...