Jaaliyadda Toronto oo Talooyin Adag ka soo jeedisay Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda
Mogadishu, 13 September 2015 – Jaaliyadda Toronto ayaa waxaa kulan wadatashi ah oo ku saabsan Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda...
Madaxweynaha: ‘’Waa inaan ku dhiirannaa u hiilinta sharciga iyo cadaaladda
Muqdisho, 12 September 2015: Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey sannadguuradii 3aad ee ka soo wareegtey markii xilka madaxtinimada...
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 12 September 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey...
Wasiirka Maaliyadda ayaa si diiran u soo dhaweeyey ansixinta dib u eegista miisaaniyada 2015
Muqdisho, 12 September 2015: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Somaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa si diiran u soo...
One war forced a family to flee Somali, and now another has forced them to return
September 12, 2015 – A boat from Yemen docks at the port of Bossaso in the Puntland of...
Dadki Makkha ku dhintay oo tiradooda korortay.
Muqdisho, 12 September 2015: Cadadka dadkii Muslimiinta ahaa eek u geeriyooday Wiishkii ku dhacay Masjidka Xaramka ee Makkah...
Madaxweynaha oo Boqorka Sacuudiga uga tacsiiyeeyay shilkii ka dhacay magaalada Makkah
Muqdisho, 12 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u direy...
Madaxda Ahlu-sunna oo ka baxday Dhuusamareeb
Muqdisho, 10 September 2015 – Wararka ka imaanaya Gobollada Dhexe ayaa sheegaya in Ahlu-sunna ay iskaga baxeen magaalada Dhuusamerrb...
Golaha Wasiirada oo war ka soo saaray dagaalka Caabudwaaq iyo lacago been abuur ah
Muqdisho, September 10, 2015—-Golaha Wasiirad ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir...
Maxkamada Gobolka Banadir oo maanta xariga laga jaray
Muqdisho, 10 September 2015 – Maanta waxaa Muqdisho ka dhacay Munaasabad balaaran oo xariga looga jiray...