Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka oo xilka la wareegay
Muqdisho, 26 September 2015: Munaasabad oo ay xilka kula wareegayeen taliyaha iyo abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, isla markaana...
Madaxweynaha dalka oo u Amba baxay New York
Muqdisho, 26 September 2015: Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka...
Sacuudiga oo iska Fogeeyay eedeynta Dowlada Iiraan
Muqdisho, 26 September 2015: Dowladda Sacuudiga ayaa iska fogeysan eedeyn kaga timid Dowladda Iiraan oo ku saabsan isburashadii ka...
Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 26 September 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey...
Xildhibaan Dalxa oo la dhacsan Go’aanka Guddoonka Baarlamaanka
Muqdisho, 26 September 2015: Maxamed Cumar Dalxa oo ah Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, ayaa soo dhoweeyay go’aankii...
Barakacayaal deeq Hilib ah loogu qaybiyay degmada Hodan
Muqdisho, 26 September 2015: Majmaca Culimada Soomaaliyeed ayaa hilib udxiyad ah u qeybiyeen qaarka mid ah dadka danta...
Xildhibaano ka soo horjeestay go’aankii Gudoonka ee ku saabsanaa Moshinki la tuuray.
Muqdisho, 26 September 2015: Qaar Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ka mid ah, ayaa ka soo horjeestay go’aankii ka soo baxay...
Guddoonka Baarlamaanka oo sheegay in la soo afjaray jiritaanka Mooshinkii
Muqdisho, 25 September 2015: Gudoonka Barlamaamka aya go’an ka soo saray mushinki beryahaan la waday, kaas oo la isku...
Madaxweynaha oo lagu hor dhaariyay Taliyaha iyo Abaanduuliyaha cusub ee ciidanka XDS
Muqdisho, 25 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hortiisa lagu dhaariyey Taliyaha...
“Shacabka Soomaaliyeed ha is cafiyaan, hana ka shaqeeyaan dib u dhiska iyo horumarka waddankooda’’
Muqdisho, 25 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hambalyo u direy...