Madaxweynaha oo sheegay in waqtigu yaryahay loona baahanyahay in aan lagu dhumin is qab qabsi
Muqdisho | QOL | 19 October 2015 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirka madasha...
Afrika oo samaysanaysa ciidamo heegan ah
Muqdisho, 19 October 2015 – Qorshahan ciidamada gaar ka ah loogu samaynayo Afrika ayaa loo la jeedaa in ay...
Madaxweynaha oo ka qeyb galay xaflad lagu soo bandhigayay dariseenta
Muqdisho, 19 October 2015 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka arrimaha gudaha Mudane...
Wasiirka difaaca ee Soomaaliya oo ka hadlay ciidamada ay sameysanayaan dalalka bariga Afrika
Muqdisho, 19 October 2015 – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeyo Gaas...
Shirka wada tashiga doorashooyinka 2016 oo maanta ka furmaya Muqdisho
Muqdisho, 19 October 2015 – Shirka wada tashiga qaran ee habka doorashooyinka sanadka 2016, ayaa maanta ka furmaya magaalada...
Cilmi baaris ku saabsan tacadiyadaha haweenka loo geysto oo la soo bandhigay
Muqdisho, 19 October 2015 – Cilmibaaris ku saabsan tacadiyadaha loo geysto Haweenka Soomaaliyeed oo ay si wadajir ah u...
Shir looga hadlayay Amniga oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho
Muqdisho, 18 October 2015 – Shir looga hadlayay Sugidda Amniga oo ay ka qayb galeen Ma’uuliyiin ka tirsan...
Wikileaks oo baahisay qorshe lagu afgambin lahaa Maamulada Somaliland iyo Puntland
Muqdisho, 18 October 2015 – Warbixin ay soo daabacday shabakada wax kashifta ee WikiLeaks bishan ayaa lagu sheegay...
Sarkaal ka tirsan DF Somalia oo Muqdisho lagu dilay
Muqdisho, 18 October 2015 – Warar mar dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in sarkaal u shaqeeya DF lagu...
Hey’adda UNHCR oo ka warbixisay xaaladda qaxootiga Soomaalida ee ku nool waddamada Kenya iyo Yemen
Muqdisho, 18 October 2015 – Hey’adda qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay qiyaastii 5,000 oo qaxooti Soomaali...