Saraakiil iyo mudanayaal ku jira guddiga amniga Baarlamaanka oo tababar ugu furmay Kambala
Muqdisho, 23 October 2015 – Xubno ka tirsan guddiga amniga ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka...
Cudurka Dabeysha Oo Soomaaliya Laga Waayay
Muqdisho, 23 October 2015 – Hey’adaha Qaramada midoobay ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa ay ku dhawaaqeen in sanadihii...
Wasaarada Caafimaadka Oo Sheegtay In Ay Diyaarisay Dawooyin Lagu Caawinayo Dadka Degan Webiga Jiinkiisa
Muqdisho, 23 October 2015 – Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sameysay diyaar garow ku...
Golaha Wasiirada oo magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadda iyo Roobabka
Muqdisho, 22 October 2015 –Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana...
Shir-weynihii looga hadlayay isbedelka cimilada iyo masiibooyinka oo lagu soo geba gebeeyay Muqdisho
Muqdisho, 22 October 2015 –Shirweynihii looga hadlayey sidii looga gaashaaman lahaa isbedelka cimilada, Fatahaadda, Roobabka iyo roobabka la...
Wasiirka Waxbarashada oo 300 oo arday ah u sagootisay Itoobiya
Muqdisho, 22 October 2015 –Wasiirka waxbarashada xukuumada Soomaaliya Khadar Bashiir Cali oo ay wehliyaan wasiiru dowlaha iyo wasiir...
Dowladda F. S. iyo Maamul goboleedyada oo kala saxiixday Heshiis ku saabsan kheyraadka dalka
Muqdisho, 22 October 2015 –Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa maanta magaalada...
Yaab : Xasan Sheekh oo loo soo diray hambalyo ku aadan 21 Oktoobar 1969
Muqdisho, 22 October 2015 – Boqorka Sacuudiga Sulmaan Bin Cabdal Casiis Aala Sucuud ayaa hambalyo ku aadan 21ka...
Qunsulka Guud ee Cadan oo ku baaqay in si deg deg ah loo fuliyo waxa ka soo baxay shirkii Brussels
Muqdisho, 22 October 2015 –Qunsulka Guud ee Dowlada Federaalka soomaaliya u fadhiya Magaalada Cadan ee dalka Yamen Axmed Cabdi Xxasan Suudaani...
Mudane madaxweyne, waan kuu gardhiganayaa (Warqad furan oo ku socota Madaxweyne Xasan Sheekh)
By: Amina Muuse Weheliye Cadoow Muqdisho, 21 October 2015 – Marka hore ma jirto salaan ka sareysa tan islaamka,...