Somalia’s new pirates
By Hassan Sheikh | Muqdisho, October 29 2015 – Somalia is blessed with the largest coastline in continental Africa....
BAYAAN: Tilmaamaha Hab-raaca hannaanka doorashada 2016-ka
Muqdisho, October 29 2015 – Madasha Wada-tashiga Qaran ee dalka, ayaa soo saaray bayaan ku aaddan tilmaamaha hab-raaca...
Muungaab oo cunaqabatayn iyo xiyiraad la saaray
Muqdisho, October 29 2015- Warar aan helnay sheegayaa in Gudoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir Xasan Max’ed Xuseen Muungaab la...
Xogtii u dambeeysay ee ku saabsan dayaaradi shalay ku dhacday Afgooye meel ku dhaw
Muqdisho, October 29 2015 – Waxaa na soo gaaraya warar is qilaafsan kuna saabsan diyaaradi shalay ku dhacday deegaan...
Baarlamaanka oo gudagalay wax ka badalka sharciga maalgeshiga dalka
Muqdisho, October 28, 2015- Kulanka Baarlamaanka ee ay Xildhibaannadu ku gudagaleen wax ka bedelka Hindise Sharciyeedka Maalgashiga Shisheeye waxaa...
Madaxweyne Xasan iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray India
Muqdisho, October 28, 2015- Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo...
Puntland oo bahdilkii ugu weynaa u geysatay C/Kariim Guuleed
Muqdisho, October 28, 2015- Maamulka Puntland ayaa ka mamnuucay Diyaaradaha ka dega Garoonka Ushaka ee dhawaan laga furay Koofurta...
Madaxweynaha DF Soomaaliya oo si qurux badan loogu soo dhoweeyay magaalada Riyadh
Muqdisho, October 28, 2015- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay magaalada Riyadh kulan kula yeeshay Boqorka...
Taliska AMISOM oo baydhabo ka hirgeliyay isbitaal u gaar ah booliska K/galbeed
Muqdisho, October 28, 2015- Taliska Ciidamada AMISOM ee ka howlgala deegaannada maamulka Koofur galbeed ayaa magaalada Beydhabo ka hirgeliyay...
Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo xilka iska casilay
Muqdisho, October 28, 2015- Wararka mar dhow naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal, isla markaana xarun...