Madaxweyne Xasan ‘’Weriye Cawke waxaa uu ahaa nin wax weyn soo qabtey, taariikhda dalkana baal dahab ah ka galey’’
Muqdisho, 17 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii...
Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyay geerida Weriye Axmed Xasan Cawke
Moqdisho, November 17, 2015 — Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed...
Guddi xaqiiq raadin ah oo Dowladda u direyso degmada Beled-Xaawo
Moqdisho, November 17, 2015 — Guddi xaqiiq raadin ah ayaa maanta u ambabixi doona degmada Beled-Xaawo ee Gobolka...
Kenya oo sheegtay in aysan ciidankeeda ka saari doonin Soomaaliya
Moqdisho, November 17, 2015 — Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan marnaba ciidamadeeda kala bixidoonin Soomaaliya, xilli Baarlamaanka...
WAR DEG DEG AH: Wariye Axmed Xasan Cawke oo geeriyooday
Moqdisho, November 17, 2015 — Waxaa Magaalada Jig-jiga ee Ismaamulka Soomaalida dalka Ethiopia ku geeriyooday, Allah u naxariistee...
Protection for Somali children with new vaccine against deadly disease
Joint Press Release: The Federal Government of Somalia/Gavi, The Vaccine Alliance/ United Nations Children’s Fund (UNICEF) and World...
Wasiirka Haweenka: Waxaa billowday Doodihii Shirka wada tashiga Baydhabo
Moqdisho, November 16, 2015 — Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Sahra Cali Samatar oo ku sugan Magaalada...
Dagaal qasaare geystey oo ciidamo ka wada tirsan dowladda ku dhex maray meel ku dhow Jamacada Gahayr.
Moqdisho, November 16, 2015 — Sida wararka nagu soo gaarayya, ayaa la sheegayaa in dagaal sababay dhimasho iyo...
Si dhaw ayan ula soconaa shirarka ka dhacaya Magaalooyinka dalka
Moqdisho, November 16, 2015 —Guddiga doorashooyinka madaxa banana ayaa sheegay in xubno ay ugu jiraan shirarka wada tashiga...
QM oo si kumeel gaar ah u joojisay qaxootiga Soomaalida ah ee kenya ka soo laabanaya
Moqdisho, November 16, 2015 —Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay iyadoo roobab ay ka...