Beesha Caalamka oo Baaq u jeediyay dhinacyada Dagaalka Gaalkacyo
Muqdisho, December 01, 2015 – Dowladaha Caalamka & Hay’addo Caalami ah ayaa wada cambaareeyay Dagaalka ka dhacay Gaalkacyo, waxayna...
SOMALIANS BLAME NETHERLANDS IN FATAL DRONE STRIKE; MPS SEEK CLARITY
by Janene Pieters | Muqdisho, November 30, 2015 – Opposition parties D66 and SP are demanding clarity about...
Gaas iyo Guuleed oo la isu keenayo
Muqdisho, November 30, 2015– Dadaalo dhan kasta ah oo la isugu keenayo Madaxweynayaasha Puntland C/wali Gaas iyo Madaxweynaha Galmudug...
“Soomaaliya maanta uma baahna dagaal cusub, waa in dagaalka Gaalkacyo la joojiyaa”
Muqdisho, November 30, 2015–Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalka...
Madaxweynaha Galmudug oo Ra’iisul Wasaaraha ku wareejiyay maxaabiis
Muqdisho, November 30, 2015 – Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta ku wareejiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya...
Xukuumadda oo ganacsatada ugu baaqday inay canshuuraha bixiyaan
Muqdisho, November 30, 2015— Ku xigeenka R/wasaaraha xukuumadda, mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed looga baahan...
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Gaalkacyo kula kulmay Madaxweynaha Galmudug
Kulankan ayaa waxaa looga hadlayay xalinta xiisada ka taagan Gaalkacyo iyo sidii khilaafka Galmudug iyo Puntland loo...
Barnaamajka Maritda Mikrofoonka oo lagu wareeysanaayo Jabriil Ibrahim Cbdulle ( CRD )
Muqdisho, November 29, 2015—Waa wareeysi dheer oo ku saabsan Fikradaha Jabriil Cabdulle ” Madaxa CRD “, uu ka qabo...
Xildhibaannada Baarlamaanka oo maanta qaraar muhiim ah ansixiyay.
Muqdisho, November 29, 2015— Xildhibaannada Baarlammaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ansixiyay qaraarka dib u eegista dhaqaalaha ku baxay dowladda, 5-tii...
Madaxweynaha Jubbaland oo goor dhow gaaray Garowe
Muqdisho, November 29, 2015— Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed madoobe) ayaa mar dhow gaaray magaalada...