RW Cumar C/rashiid: Waa la Musuq-maasuqay lacagtii loogu talo galay Barnaamijka New Deal
Muqdisho, 9 December 2015: Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid, ayaa Daboolka ka qaaday in Xukuumadiisa aysan...
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo heshiis la gashay Bangiga Hormarinta Afrika
Muqdisho, 9 December 2015: Wasiir kuxigeenka wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta mudane Jamaal Xasan Ismaaciil oo ay wehelinayaan Agaasimaha Guud...
Xildhibaandda Baarlamaanka oo maanta ka hadlaaya Miisaaniyada 2016
Muqdisho, 9 December 2015: Kalfadhiga kulanka Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta waxaa la horkeeni doonaa Ajendaha Miisaaniyadda 2016 oo ay...
Shirka Idaacadaha jaamacadda Carabta oo maanta ka furmaya dalka Tunisia
Muqdisho, 9 December 2015: Agaasimaha Radio Muqdisho, Mudane C/raxiin Ciise Caddo oo hogaaminaayo wafdiga ka socda Idaacadda Dowladda ee...
Former Director of Military Intelligence disputes KDF charcoal and sugar accusations.
Convoy serving with the African Union Mission in Somalia (AMISOM) makes its way through the city of Kismayu...
Madaxweynaha oo soo xiray shirka madasha ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Hay’adaha Iskaashiga la leh
Muqdisho, 8 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo gabagabeeyay...
Xildhibaannada Koofur-Galbeed oo maanta la dhaariyay
Muqdisho, 8 December 2015: Golaha Baarlamaanka ee Koofur-Galbeed ayaa maanta lagu dhaariyay magaallada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayadoo...
Shirka wada tashiga qaran ee ku saabsan doorashooyinka ee maanta furmay.
Muqdisho, 8 December2015: Maanta ayaa lagu wadaa in garoonka diyaaradaha Muqdisho uu ka furmo shirka wada tashiga heer qaran...
Taliyaha Booliska Cabudwaaq oo La dilay.
Muqdisho, 8 December 2015: Sida wararka nagu soo gaareen nin hubeysan ayaa shalay gelinkii dambe toogasho ku dilay Faarax...
Madaxweyne Xasan “Waa in taageerada Caalamku ay noqotaa mid dadkeena u abuureysa fursado shaqo iyo nolol’
Muqdisho, 8 December 2015: Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu...