Golaha wasiirrada oo ansixiyay dhismaha ciidanka Badda
Muqdisho, 18 December 2015: Golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulankoodii caadiga ahaa maanta ku yeeshay Muqdisho ayaa...
Sheekh Shariif: Somalia waxaa dib u dhigay Qabiil & Dagaal
Muqdisho, 18 December 2015: Sheekh Shariif, Madaxweynihii hore ee Somalia oo ka waramay xaalada Soomaaliya, ayaa sheegay in dalka...
DEG DEG: Gaari AMISOM ay leeyihii oo askari ku dilay duleedka Muqdisho
Muqdisho, 17 December 2015: Mid kamid ah Gawaarida Gaashaaman ee AMISOM wadato ayaa Goor-dhow Askari oo kamid ahaa Ciidanka...
Ground breaking at Mogadishu prison and court complex
NAIROBI, Kenya, December 17, 2015/APO (African Press Organization)/ — Today marked the occasion of the ground breaking at...
Tarsan oo su’aal adag ka keenay doorashada 2016
Muqdisho, 17 December 2015: Gudoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir Max’ud Axmed Nur Tarsan ayaa su’aalo badan iska weydiiyay habkii...
DHAGEYSO: ‘Khudbadihii’ ay Madaxda ka jeediyeen Shirka Wadatashiga
Muqdisho, 17 December 2015: Madaxweyne Xasan Sheekh, RW Cumar C/rashiid & Gudoomiye Jawaari ayaa Khudbado dhinacyo badan taabanaya ka...
Madaxweyne Xasan ”Xilligaan Soomaaliya waxay gaartey bisayl siyaasadeed”.
Muqdisho, 17 December 2015: Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay si rasmi ah u soo xirey Madasha...
Somalian domestic football set for TV debut
Muqdisho, 16 December 2015: History will be made in Somalia this week when a football match played in the...
DEG DEG: War murtiyeed laga soo saaray Shirki Wada Tashiga
Muqdisho, 16 December 2015: Waxaa maanta gelinkii dambe soo xirmay shirkii Madasha wada tashiga qaran ee hanaanka doorashooyinka sanadka...
Qarax lala beegsaday Askarta Dowlada ee ka dhacay Afgooye
Muqdisho, 16 December 2015: Warar Afgooye naga soo gaaray ayaa sheegaya in ugu yaraan 6 askari ee kamid ahaa...