Madaxweyne Xasan “Waxaan idinku hambalyeynayaa sida wanaagsan ee aad u dhameysateen tababarkan casriga ah”
Muqdisho, 20 January, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Dugsiga Tababarka Ciidammada ee magaalada Muqdisho tababar ugu...
Garoonka Kubada Cagta ee Banadir” Koonis ” oo laga joojiyay Ciyaarihi ka socday.
Muqdisho, 20 January, 2016: Mudane Cismaan Aadan Dhuubow oo ah Wasiir ku-xigeenka Isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya, ayaa...
Shariif Xasan Shekh Aadan oo muujiyay sababta uu ugu kalsoonyahay nadaamka 4.5
Muqdisho, 20 January, 2016: Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa shaaca ka qaaday in isaga iyo...
Beesha Caalamka oo Amarki ugu danbeeyay siisay Madaxda Soomaaliya waqtina u qabtay.
Muqdisho, 20 January, 2016: Beesha Caalamka ayaa sheegtay inay ka fileyso hoggaamiyayaasha Soomaaliya inay si deg deg ah ugu...
“Shirka ugu dambeeya ee go’aanka lagu gaarayo Kismaayo ayuu ka dhacayaa”
Muqdisho, 20 January, 2016: Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in, shirka Madasha wada tashiga qaran...
Madaxa CRD Jabriil Ibrahim Cabdulle, oo faah- faahin ka bixiyay sababti uu u fashilmay shirka Kismaayo
Muqdisho, 20 January, 2016: Jabriil Ibraahim Cabdulle, Madaxa Hey’adda Cilmi baarista iyo Wada tashiga ee CRD, ayaa faah faahin...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Taliyaha Midowga Yurub
Muqdisho, 19 January, 2016: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Saraakiil...
Qaar ka mid ah Beelaha Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo Diidan sida loo Xulay Ergada.
Muqdisho, 19 January, 2016: Qaar ka mid ah beelaha dega gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa saluugay qaabka ay...
First Turkish military base in Africa to open in Somalia
Following the announcement of its first military base abroad, which will be set up in Qatar, Turkey prepares...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku sii jeeda Baydhabo
Muqdisho, 19 January, 2016: Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda Magaalada Beydhaba ee Xarunta...