Soomaaliya Oo Markale Dacwad Ka dhan ah Kenya U Gudbisey Maxkamadda Hegue.
Muqdisho, 06 February, 2016: Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa sheegay in Xeer ilaalinta guud ee dowladda federalka ah ee...
FBI oo ku biirtay baaritaanka Diyaaraddii Daallo
Muqdisho, 06 February, 2016: Qayb yar oo ka socda FBI oo Mareykanka ka timid ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho,...
Al-Shabaab oo Magaalada Marka la wareegay kadib markii ay AMISOM ka baxeen
Muqdisho, 05 February, 2016: Ciidan ka tirsan Al-Shabaab, ayaa la wareegay magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, saacado...
Kulankii Dhexmaray Axmed Madoobe- Micheal Keating iyo wixi ka soo baxay
Muqdisho, 05 February, 2016: Madaxa maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta kadib...
Malaayiin gabdha ah oo habka fircooniga loo guday ayaa ku nool Aduunka
Muqdisho, 05 February, 2016: Qoraal ay Hey’ada UNICEF ayaa lagu sheegay in aduunyada ay ku noolyihiin ilaa iyo 200...
Boqolaal Soomaali ah oo si xun ugu dayacan xabsiyada ku yaala Sacuudiga
Muqdisho, 05 February, 2016: Dad lagu qiyaasay 700 oo Soomaali ah oo isugu jirta haween, rag iyo caruur ayaa...
Xildhibaanada beelaha Hawiye ee ka heli karaan aqal sare oo la ogaaday
Muqdisho, 04 February, 2016: Waxan la ogyahay Qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka in lagu...
Mid ka mid ah Wasiiraddii Xukuumadii Farmaajo oo gargaar dalbaday
Muqdisho, 04 February, 2016: Dr. Aadan Xaaji Ibraahim oo ahaa Wasiirkii hore Caafimaadka ee Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Farmaajo, ayaa...
Xirada Dhadhaab iyo Nolol xumada Qaxootiga la Deristay
Muqdisho, 04 February, 2016: Warar naga soo gaaraya Qaxootiga Soomaaliyeed ee kusugan xerada Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa sheegaya...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Warqadda Aqoonsiga Ka Gudoomey Safiirka Jarmalka.
Muqdisho, 04 February, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga...