Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida oo saaka laga sugaayo Baarlamaanka
Muqdisho,20 February 2016: Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo ah Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha Hey’adda Nabadsugida...
Kulan caawa Golaha Wasiirada ku magacaabi lahaayeen 12 Safiir oo dib u dhac ku yimid
Muqdisho,19 February 2016: Fadhi aan caadi aheyn oo la maleeynayay in ay Golaha Wasiirada caawa yeeshaan, ayaa dib u...
Everyday Photos From The Horn Of Africa
Mogadishu,19 February 2016: The late Stuart Hall spent most of his years articulating the ways in which mass-mediated depictions...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo casho sharaf ku marti-qaaday ciyaartoydii 11-jirada
Muqdisho,19 February 2016: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyay aqalka...
“Madaxweynaha iyo Ugaas Xasan waa isla meel dhigeen inta badan cabashadii jirtay”
Muqdisho,19 February 2016: Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed) oo ah Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, ayaa faah faahin dheer ka bixiyay kulankii...
Kulanki Madaxweynaha iyo Odayaashi Reer Hiiraan oo Fashil ku dhamaaday.
Muqdisho,18 February 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne, ayaa sheegaya in shirki maanta uu la qaatay Madaxweyne Xasan...
Lix Dhalinyaro Soomaali- British ah oo lagu xukumay 47-sano oo xabsi ah
Muqdisho,18 February 2016: Maxkamad ku taal magaalada Birmingham ayaa shalay lix dhalinyaro Soomaali ah ku xukuntay 47 sano oo...
Hay’adda FBI-da Mareykanka oo dalbatay arin ay ku baarayso Wasiirka Hadliye
Muqdisho,18 February 2016: Wararka naga soo gaaraya, Wasaarada arrimaha Dibadda Somalia, ayaa sheegaya in Saraakiisha FBI-da Mareykanka ka jooga...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi la socdo oo mar dhow gaaray Beledweyne
Muqdisho,18 February 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa mar dhow gaaray magaalada Beledweyn ee...
Qodobada Dastuurka ee Wax Laga Bedeley
Muqdisho,18 February 2016: Barlamaanka Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu go’aamiyey in qodobada dastuurka ee wax laga bedeley...