Madaxweynaha oo shir guddoomiyay kulan Ammaanka looga hadlayay
Muqdisho, 29 February 2016: Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gelinkii dambe dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, ayaa...
DJIBOUTI DECLARATION
February 28, 2016 SUMMIT OF THE TROOP AND POLICE CONTRIBUTING COUNTRIES OF THE AFRICAN UNION MISSION IN...
Magaalada Baydhabo oo goor dhow qaraxyo ka dhaceen
Muqdisho, 28 February 2016: Sida warka nagu soo gaarayan magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa qaraxyo xoogan goor dhow...
“Waa Mas’uuliyad laga cararayo in Amniga Muqdisho lagu wareejiyo Gobolka Banaadir”
Muqdisho, 28 February 2016: Maxamuud Axmed Tarsan Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ayaa dhaliilay qaabkii Gobolka Banaadir loogu wareejiyay Amniga...
Dalalka Ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo maanta ku shiraya Jabuuti
Muqdisho, 28 February 2016: Dalalka Ciidamada ka jooga Soomaaliya ayaa maanta shir uga furmaya magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyada...
“Amniga Muqdisho waxaa lagu wareejiyay Maamulka Gobolka Banaadir”
Muqdisho, 28 February 2016: Jen. C/raxmaan Maxamed Tuur YareTaliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya, ayaa faah faahin ka bixiyay...
Qaraxii xalay gil gilay magaalada Muqdisho iyo raadki uu reebay
Muqdisho, 27 February 2016: Qaraxyihi xalay magaalada Muqdisho lulay, ayaa geystay khasaare aad u xoogan oo isugu jiray, dhimasho,...
Dowladda Federalka ah iyo Waxqabadkeedii Asbuucii Dhammaaday.
Muqdisho, 27 February 2016: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
FIFA oo dooratay Gianni Infantino
Muqdisho, 27 February 2016: Ururka kubbada cagta adduunka ee loo yaqaan Fifa ayaa shalay doortay Gianni Infantino oo u...
“Qaraxii xalay wuxuu ka weynaa kii hotelka Jazeera, illaa 200KG ayuu ahaa”
Muqdisho, 27 February 2016: C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirka Amniga Gudaha ayaa sheegay in qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho uu...