Kiisaska Cudurka COVID-19 ee Muqdisho oo kordhay
Moqdisho,August 09, 2021 —Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saartay kiisaska cudurka COVID-19 ee la diiwaan...
Midowga Musharixiinta oo ka shiray khilaafka Farmaajo & Rooble
Moqdisho,August 09, 2021 —Shir ay aalada fogaan araga ku yeesheen xubno ka tirsan midawga musharixiinta ayay aad uga hadleen...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya
Moqdisho,August 08, 2021 —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee...
Dowlad degaanka Soomaalida oo soo bandhigay Ciidamo la dagaalamaya TPLF
Moqdisho,August 08, 2021 —Waxaa Maanta tababar loogu soo xiray Ciidamo farabadan oo ka tirsan dowlad degaanka Soomaalida xerada tababarka...
Mareykanka iyo Ingiriiska oo muwaadiniintooda ku amray inay si deg-deg ah uga soo baxaan ….
Moqdisho,August 08, 2021 —Dalalka Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa soo saaaray diginiin ku wajahan muwaadiniintooda, iyagoo ku boorriyaya inay si...
Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay tallaal kale oo COVID-19 ah
Moqdisho,August 08, 2021 —Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xilgaasriinta ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guddoomay 108,000 doses oo...
Puntland oo shir ka yeelatay kororka Cudurka COVID-109
Moqdisho,August 08, 2021 —Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan, ayaa safar shaqo ku tagay Magaalada Qardho, kaas...
Dad ku dhintay Shil Maanta ka dhacay Turkiga
Moqdisho,August 08, 2021 —Ugu yaraan 14 qof ayaa ku geeriyootay, 18 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu Bas...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya oo soo gaartay Magaalada Muqdisho
Moqdisho,August 08, 2021 —Waxaa Magaalada Muqdisho soo gaartay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo, iyada...
Sacuudi Carabiya oo qaadaya xayiraad uu horay u soo rogay
Moqdisho,August 08, 2021 —Maamulka Dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in sagaalka bishaan la bilaabi doonto helitaanka codsiyada la xiriira...