Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan dalka Masar
RMoqdisho,August 15, 2021 —a’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa la sheegay in uu ku wajahan yahay...
Ciidanka AMISOM oo lagala hadlay Shacabkii lagu dilay Shabeellaha Hoose
Moqdisho,August 14, 2021 —Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Guddoomiyaha gobolka...
Qoorqoor” Dalku wuxuu ku heshiiyay doorasho dadban marka doorasho dadban sideey tahay iyo sidii ay aheyd beey ku socotaa”
Moqdisho,August 14, 2021 —Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sheegay in doorashadii dhawaan ka dhacday Galmudug ee Aqalka...
Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo gaaray Hoteelka Jazeera iyo kulamo ka socda
Moqdisho,August 14, 2021 —Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa gaaray hotelka Jazeera ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo shir uu...
Khasaare ka dhashay Fatahaad uu sameeyay wabiga Shabeelle
Moqdisho,August 14, 2021 —Wabiga shabeelle ayaa fatahaad ka sameey tuulda Boodaale, oo ka mid ah tuulooyinka hoosyitaga magaalada Jowhar...
Madaxda dowladda oo ka hadlay geerida gudoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka
Moqdisho,August 14, 2021 —Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Tacsi udiray qoyskii, asxaabtii iyo guud...
Jadwalka doorashada Aqalka Sare Koonfur Galbeed oo lasoo saaray
Moqdisho,August 14, 2021 —Shaacinta Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Guddiga Maamulka Doorashada Heer Maamul Goboleed...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay liiskii harsanaa ee Aqalka Sare
Moqdisho,August 14, 2021 —Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska Saddexdii xubnood ee ka dhimmaanaa...
Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada oo geeriyooday
Moqdisho,August 14, 2021 —Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada C/llaahi Abyan Nuur ayaa goordhow ku geeriyooday Isbitaal Martiini. Sida...
Lix kamid ah Kuraasta Aqalka Sare oo lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb
Moqdisho,August 12, 2021 —Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ka dhacday doorashada lix kamid ah kurasta Aqalka Sare,...