Hay’addo shaaciyay in Saddex Milyan oo Soomali ah wajahayaan gaajo & Cuduro
HMoqdisho,August 12, 2021 —ay’adaha Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas ayaa ku baaqay in tallaabo degdeg ah la qaado si...
Erdogan oo sheegay inuu la kulmi karo hoggaamiyaha Taliban
Moqdisho,August 12, 2021 —Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inuu la kulmi karo hoggaamiyaha kooxda Taliban, si uu...
Musharax Daahir Geelle ‘’ Doorashooyinka Aqalka sare sida ay ku bilaawdeen waa arrin laga xumaado”
Moqdisho,August 12, 2021 —Musharax Daahir Maxamuud Geelle oo kamid ah musharixiinta xilligaan ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Midowga...
Baarlamaanka Galmudug oo ka noqday qodobkii ay ku diideen doorashada gacan taaga
Moqdisho,August 12, 2021 —Xarunta Baarlamaanka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka socota doorashada Xildhibaannada Aqalka sare qeyb kamid...
Weerar ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo
Moqdisho,August 12, 2021 —Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka Jubbada...
90 ka mid ah xarumaha warbaahinta Afghanistan oo xirmay
Moqdisho,August 12, 2021 —Iyadoo Taalibaan ay ku sii siqeyso qabsashada guud ahaan Afghanistan ayaa in ka badan 90 xarumo...
Golaha Ammaanka ee QM oo shir ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya
Moqdisho,August 12, 2021 —Golaha Ammaanka ee QM ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo khamiis Gelinka dambe ay isugu...
Baarlamaanka Puntland oo doortay 11 kursi ee Puntland ku matalaya Aqalka Sare
Moqdisho,August 11, 2021 —Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland waxaa Maanta oo Arbaco ah ka dhacday doorashada Xildhibaannada...
Duqa Muqdisho oo xilalkii ka qaaday Afar Guddoomiye degmo
Moqdisho,August 11, 2021 —Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilka ka qaaday...
Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
Moqdisho,August 11, 2021 —Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax Miino oo Maanta barqadii ka dhacay wadada xiriirisa degaannada...