Taliska Booliska Gobolka Bari oo beeniyay Warar laga faafiyay
Moqdisho,August 20, 2021 —Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa jirtay Warar lagu faafinayay Baraha Bulshada, kaas oo ahaa in...
Soomaaligii ugu horreeyay oo ka mid noqday Baarlamaanka gobolka Nova Scotia ee Canada
Moqdisho,August 20, 2021 —Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee Muslim...
Qaar kamid ah Madaxda Dowlad Goboleedyada oo kusoo wajahan muqdisho
Moqdisho,August 20, 2021 —Maalinta berito oo Sabti ah ayaa waxaa la filayaa in Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho...
Qarax lagu dilay Ciidamo Kenyan ah oo ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose
Moqdisho,August 20, 2021 —Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah Gobolka Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa Ciidamo Kenyan...
Sarkaal sare iyo dhowr kale oo lagu dilay dagaal ka dhacay Galmudug
Moqdisho,August 17, 2021 —Wararka laga helayo deegaanka Shabeellow ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada daraawiishta...
RW Rooble oo la kulmay Xoghayaha Jaamacadda Carabta
Moqdisho,August 17, 2021 —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga dalka Masar ayaa maanta...
Guddoomiyihii degaanka Garasbaaleey oo qarax lagu dilay
Moqdisho,August 17, 2021 —Gudoomiyaha degaanka Garasbaaleey ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa marka hore uu dhaawac culus kasoo gaaray...
Guddiga doorashooyinka oo soo Bandhigay Habraaca doorashadda Golaha Shacabka
Moqdisho,August 17, 2021 —Gudiga hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal ayaa Maanta soo saaray habraaca iyo shuruudaha loo marayo hanaanka doorashada...
Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha
Moqdisho,August 17, 2021 —Madaxweyne Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa kullan la qaatay xubno ka tirsan...
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay la wareegitaanka Taalibaan ee Afganistaan
Moqdisho,August 17, 2021 —Wasiiro Dowlaha Wasaarada waxbarashada Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed (Jaabiri) ayaa sheegay in 20 sano...