Midowga Musharixiinta oo taageeray Go’aankii RW Rooble
Muqdisho | September 06, 2021:-Midowga musharraxiinta Madaxweynaha ayaa boggaadiyay go’aanka uu RW Rooble shaqada kaga joojiyey agaasimaha Hay’adda...
Shirka Maalinta Afrika oo ka socda Shiinaha
Muqdisho | September 4, 2021:-Danjire Cawaale Cali Kullane Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dal waynaha Shiinaha ayaa khudbad muhiim...
Wafdi ka socda Soomaaliya oo gaaray Qaahira
Muqdisho | September 4, 2021:-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas...
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo Jowhar gaaray
Muqdisho | September 4, 2021:-Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray...
Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabis sameeyay
Muqdisho | September 4, 2021:-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-711/092021...
SAWIRO: Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo qaabilay ergayga gaarka ah ee Norway ee Soomaaliya
Muqdisho | September 4, 2021:-Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka...
Dowladda Suudaan oo beenisay in ciidankeeda galeen Itoobiya
Muqdisho | September 4, 2021:-Dawlada Sudaan ayaa iska fogeysay oo beenisay eedaymaha kaga yimid Xukuumada Abiy Ahmed ee...
FAO & Dowladda Soomaaliya oo bilaabay xog ururin ku saabsan wax soo saarka beeraha
Moqdisho,September 1, 2021 —Hey’adda FAO iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilaabay wada-hadaladii ugu horreeyay ee loogu diyaargaroobo Shir-weynaha...
Kulan looga hadlayay Amniga doorashooyinka oo lagu qabtay Jowhar
Moqdisho,September 1, 2021 —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga Dowlad Goboleedka...
Duqa Muqdisho oo dib u furay waddo sababo amni u xirneyd
Moqdisho,September 1, 2021 —Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer...