Dowladda Turkiga oo cambaareysay qarixii ka dhacay Muqdisho
Muqdisho | September 15, 2021–Dowladda Turkiga ayaa si kulul uga hadashay qarixii ismiidaaminta ahaa ee lala beegsaday maqaaxi...
Weerar madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig ku yaal Shabeellaha Dhexe
Muqdisho | September 15, 2021–Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerar madaafiic ah ku...
Cabduweli Gaas oo Farmaajo & Rooble ugu baaqay inay faraha kala baxaan Kiiska Ikraan
Muqdisho | September 15, 2021–Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay khilaafka xoogan...
India oo ka walaacsan Kashmir kadib guushii Taalibaan
Muqdisho | September 14, 2021–Hoggaamiyayaasha India ayaa si walaac leh u eegaya qabsashada Taalibaan ee Afghanistan, ayaga oo...
Urrurada Bulshada Rayidka oo Afar qodob kasoo saaray khilaafka Farmaajo & Rooble
Muqdisho | September 14, 2021–Urrurada Bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay walaac xoogan ka muujiyeen khilaafka aan weli...
Maamulka Koonfur Galbeed oo shir ka yeeshay la dagaalanka Al-Shabaab
Muqdisho | September 14, 2021–Taliyaha qeybta Booliska Qeybta Gobolka Baay Gaashanle Sare Aamin Maxamed Daruur ayaa Maanta shir...
Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo & faah faahin laga helayo
Muqdisho | September 14, 2021–Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Saldhig Ciidamo ka...
Maraykanka oo sheegay in Khatar ugu imaan karto dalal ay ka mid tahay Somalia
Muqdisho | September 14, 2021–Agaasimaha Sirdoonka Qaranka Maraykanka Avril Hanes ayaa hadalkaasi ka sheegtay Shirka sanadlaha ee Amniga...
Ciidamada dowladda oo howlgal ka sameeyay Gobolka Gedo
Muqdisho | September 14, 2021–Ciidamada dowladda Soomaaliya oo isugu jira, Millateri, Boolis iyo Nabadsugid ayaa saacadihii la soo...
Doorashada kuraas kamid ah Aqalka Sare oo Maanta ka dhaceysa Jowhar
Muqdisho | September 14, 2021–Maanta oo Talaado ah ayaa waxaa lagu wadaa in Xildhibaannada Baarmaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle...