MD Farmaajo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u midoobaan xoojinta Dowladnimada
Muqdisho|| QOL| October 12, 2021=Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda...
Sidee Farmaajo isugu dayey in uu Kiiska Badda uga beddesho Kenya in ay u qabato kuna wareejiso Jubbaland?
Muqdisho|| QOL| October 11, 2021=October-2017 Farmaajo waxa uu u safray Itoobiya, magaalada AdisAbaba waxa uu kula kulmay ra’isalwasaarihii...
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle & Guddiga doorashooyinka Heer Federaal?
Muqdisho|| QOL| October 11, 2021=Xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee shalay gaaray Magaalada Beledwyene ayaa waxaa ay halkaasi...
Ciidamada dowladda oo degaano kala wareegay Al-Shabaab
Muqdisho|| QOL| October 11, 2021=Ciidamo ka tirsan Ururka 49 aad Guutada 10aad Qeybta 43aad ee Ciidanka xooga dalka...
Ciidamo ka socda Booliska AMISOM oo la geeyay Dhuusamareeb & Baraawe
Muqdisho|| QOL| October 11, 2021=Waxaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud & degmada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga...
Midowga Musharixiinta oo Golaha wadatashiga ku eedeeyay dib u dhaca doorashada
Muqdisho|| QOL| October 11, 2021=Xubnaha Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa ay walaac xooagn ka muujiyeen dib u...
Midowga Afrika oo taageeray qorsho ay horay u diiday dowladda Soomaaliya
Muqdisho|| QOL| October 11, 2021=Warbixin kasoo baxday Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa waxaa lagu taageeray...
Xubnaha ka socda Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo kulamo ka wada Beledweyne
Muqdisho|| QOL| October 11, 2021=Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Aqalka Madaxtooyada Gobolka Hiiraan casha sharaf iyo...
Guddoomiye Isxal oo ka digay in la siyaasadeeyo Ciidamada gadooday
Muqdisho|| QOL| October 10, 2021=Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug C/raxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa sheegey in la siyaasadeeyay...
Wafdi ka socda dowladda Somalia oo Magaalada Hague u tegay kiiska Badda
Muqdisho|| QOL| October 10, 2021=Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar ) ayaa gaaray...