Hal sano ka dib Bankiga ganacsiga ee Itoobiya oo ka shaqo bilaabay Gobolka Tigray
Bankiga ganacsiga ee Itoobiya ayaa sheegay in uu dib u bilaabay adeegyadii maaliyadeed ee qaar ka mid ah...
Kulamo Muhiim ah oo Ka dhacay Joowhar
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macalin Cabdulle. Guddoomiyaha...
Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo ka horyimid muddo kororsiga laftagareen sheegeyna in awood lagu tagi doono Baydhabo
Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya ahna mudane ka tirsan Baarlamanka hadda jira Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegey...
Xildhibaan Mashruuc oo Argagaxiso ku tilmaamay Midoowga Musharxiinta KG
Xildhibaan mashruuc oo kamid ah xildhibaanada DFS, kana qaybgalyey munaasabada Madxweynaha Muda Xileedkiisa Dhamaaday ee laftagareen ayaa ku...
Agaasimaha Hay’dda NISA oo gaaray Magaalada Doolow ee Gobolka Gedow
Wafdi uu Hoggaaminayo Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonaka Qaranka NISA Mahad Maxamed Salaad, ayaa gaaray Magaalada Doolow...
Dhacdooyinkii laga diiwaan galiyay Koobka Adduunka ee lagu soo gabagabeeyay Dalka Qatar
Waxa Xalay Dalka Qatar lagu soo gabagabeeyay dhacdada kubad cagta ugu weyna Adduunka ee loo yaqaan Koobka Adduunka...
Gen. Odawaa: Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan waxa laga gaaray guulo aad u waaweyn!
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage oo wareysi siiyay warbaahinta ku hadasha afka dowladda aayaa ka...
Muxuu salka ku hayaa isdiidooyinka Siyaasadeed ee ka taagan DG koonfur Galbeed?
Waxaa maanta ku eg muddo xileedka dastuuriga ee Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), kaas oo afar sano ka...
Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Gudoomiye ku xigeenada gobolka Banaadir
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u...
Maxay ka wada hadleen RW Xamse & Safiirka Cusub ee Imaaraadka?
Muqdisho|Qol| 20-11}2022Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Isutagga...