Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea
Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea iyo xisbiga talada haya Jimcihii, isagoo ku eedeeyay inay gacan...
Guddiga doorashooyinka oo shaaciyay xilliga rasmiga ah ay bilaabanayso doorashada Golaha Shacabka
Guddiga Doroashooyinka ee Heer Federaal oo tix-gelinaya xaaladaha waddanka iyo duruufaha taagan, culaysyada kala duwan ee ka jira...
Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay...
Guddiga doorashooyinka Galmudug oo diiwaangeliyay musharrixiinta Aqalka Sare
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa Maanta ka dhacday diiwaangelinta musharrixiinta labada kursi ee Aqalka Sare uga harsan...
Goobaha lagu qabanayo doorashada Golaha Shacabka oo la soo bandhigay
Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka ayaa iaamiyay goobaha loo asteeyay in ay ka dhacayaan doorashooyinka Xildhibaannaada Aqalka Hoose ee...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay 15 Safiir
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay Safiirrada 15-ka dal ee xubnaha ka ah Golaha Nabadda iyo...
Khasaaro ka dhashay is rasaaseyn ka dhacday Guriceel
Inta la xaqiijiyay hal Ruux ayaa geeriyooday Haweeneey Shacab ahna waa ay ku dhaawacantay is rasaaseyn Maanta degmada...
Wafdiga Midowga Afrika oo Xukuumadda Somalia kala hadlay Mustaqbalka AMISOM
Wafdiga Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika oo booqasho Saddex maalmood ah ku jooga Soomaaliya ayaa saaka...
Poland oo xadkeeda ku xannibtay boqollaal tahriibayaal ah
Maamulka Dalka Poland ayaa sheegtay in ay ka hortageen isku day boqolaal tahriibayaal ah oo doonayey in ay...
Ciidamada dowladda oo degaan kala wareegay Al-Shabaab
Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan Guutada 10aad qeybta 43aad ayaa waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen degaano...