RW Rooble oo ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee la qorsheeynaayo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Rooble ayaa Gudsiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi uga mahad celiyay shaacinta jadwalka doorashada 9 kursi...
Xubno kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo doorashadooda la qabanayo
Guddiga Maamulaya doorashada xildhibaannada Gobolada Waqooyinee Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay inay qabanayaan doorashada 9 kamid ah kuraasta Golaha...
Turkiga oo qabtay hub ay lahaayeen Kooxda PKK
Dowlada Turkiga oo gacanta ku dhigtay hub la doonayey in lagu weeraro saldhig ay leeyihiin ciidanka gaarka ah...
Golaha Wakiilada Puntland oo ansixiyay Xeer qabanaya mas’uuliyiinta Xukuumadda
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Cabdirashid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullaahi Cusmaan iyo...
Mareykanka oo markale baaq la xiriira doorashada u diray Madaxda Soomaalida
Dowladda Mareykanka ayaa markale waxaa ay ugu baaqday Madaxda Soomaalida inay si deg deg ah u soo geba-gabeeyaan...
Askari lagu dilay Muqdisho
Kooxo hubeysan ayaa goor dhow Askari ku dilay Isgoyska Warshadda Caanaha ee Muqdisho sidda ay Risaala u xaqiijiyeen...
Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Suudaan oo kacsan
Dhammaan buundooyinka caasimadda Suudaan ee Khartoum, ayaa maanta oo sabti ah la xiray ka hor mudaaharaadyada la qorsheeyay...
Sarkaal ka tirsanaa Shabaab oo isku dhiibay ciidanka dowladda
Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose Sayid Cali Ibraahim ayaa xaqiijiyay in sarkaal ka tirsanaa ururka Al-Shabaab...
Doorashada labo kursi oo maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb
Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta lagu qabto doorashada labo kursi oo ka...
Galmudug oo gacanta kusoo dhigtay shaqsiyaad ka dambeeyay dilal ka dhacay Mudug
Howlgal socday muddo 8 bari ah ayaa lagu soo gaban gabeeyey degaanka dhagtuur ee koofurta gobolka mudug, ka...