SAWIRO:- Shir Midowga Musharrixiinta Maalintii 4aad uga socdo Muqdisho
Waxaa Maalintii Afaraad oo xiriir ah uu shir uga socdaa Magaalada Muqdisho Xubnaha Midowga Musharrixiinta Madaxweynaha, kaas oo...
Kursiga saddexaad ee Golaha Shacabka oo goordhow lagu doortay Baydhabo
Waxaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay weli ka socota doorashada kuraasta Golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay...
Deni ” Waxaan u dhaartay waa ilaalinta sharciga, midaasna cid aan kala gorgortamayo ma jirto
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay muhiim tahay in cidkasta ay sharciga ilaaliao sigaar ah...
SAWIRO:- Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo u goostay kuwa PSF
Ciidamada Ammaanka Puntland ee PSF ayaa Magaalada Boosaaso kusoo bandhigey ciidamo ku labbisan dareeska Ciidamada Daraawiishta Puntland kuwaasi...
SAWIRO:- Xubno ka tirsan DFS & dowlad Goboleedyada oo shir uga furmay Kismaayo
Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa Maanta ka furmay Shirka Waxbrashada Dalka, kasoo oo lagu gorfeyn...
Maamulka Puntland oo eedeymo hor leh u jeediyay Ciidamada PSF
Duqa degmadda Bossaaso ee Maamulka Puntland ayaa uga digay Agaasimiha Ciidamadda PSF ee dhawaan uu xilka ka qaaday...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo markale loo doortay kursi Xildhibaan
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa weli ka socota Maanta doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka, iyada oo...
Ciidamada Puntland oo jawaab ka bixiyay tallaabo uu qaaday madaxweyne Deni
Ciidamada Puntland ayaa ka hor yimid go’aan madaxweynaha Puntland , Siciid Cabdullaahi Deni uu xilka ugu magacaabay agaasime...
Doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Muqdisho & Dhuusamareeb
Waxaa Maanta Magaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya iyo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug lagu kala doortay kuraas kamid...
Maamulka G/Hiiraan oo Saraakiisha AMISOM kala shiray Amniga doorashooyinka
Guddoomiyaha gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan Gudoomiye ku Xigeenka Amniga gobalka Hiiraan Axmed Cabdullaahi Cusmaan Inji ayaa maanta...