Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wadahadlay xiriirka labada dal
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga...
Wejiga 2aad shirka badbaadada dalka oo Midowga Musharaxiinta uga furmay Muqdisho
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow waxaa magaalada Muqdisho uga furmay Wejigii labaad ee Shirka badbaada ka...
Qaramada Midoobay oo 3 bilood oo kaliya u cusboonaysiisay maraakiibta la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay Jimcihii in ciidamada badda caalamiga ah ay...
Daalibaan oo mamnuucday guurka qasabka ah ee dumarka
Taliban ayaa soo saartay go’aan ay ku joojineyso guurka qasabka ah ee Afgaanistaan, iyadoo sheegtay in haweenka aan...
Puntland oo hakisay gaadiidka soo galaya Boosaaso
Maamulka Puntland ayaa hakiyay gelitaanka Magaalada Boosaaso iyada oo baabuurta lagu celinayo degmada Carmo oo u jirta 100km,...
Qaramada Midoobey oo dalbatay Kaalmo wax looga qabanaayo Abaaraha ku dhuftay Soomaaliya
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa codsatay dhaqaale dheeri ah oo lagu caawinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen...
Ra’iisul wasaare Rooble oo amar siiyay laamaha Ammaanka
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray laamaha Ammaanka dowladda Soomaaliya in si deg deg ah maxkamad...
RW Rooble oo Guddiyada doorashooyinka ku amray ilaalinta hufnaanta doorashada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga ee Aalada zoomka shir kula yeeshay Guddiyada...
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Moxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaaalada Kismaayo ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika...
Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu doortay Magaalada Baydhabo
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxaa ay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay...